Google Chat

Somaliska

Sideen ku heli karaa wada sheekaysiga Google?

Google Chat waa aaladda UBF u adeegsato wada sheekaysiga . Waxaad ula shaykaysan kartaa mid mid ama waxaad abuuri kartaan qol aad adiga iyo koox kale kuwada sheekaysan kartaan.

Google Chat-symbolen

Haddii aad haysatid Chromebook, waxaad ka raadin kartaa barnaamijka Google Chat app-ka dhexdooda. Waxaad sidoo kale u soo dejisan kartaa barnaamij ahaan mobiilkaaga.

Haddii kale, kaliya ku qor chat.google.com cinwaanka mareegakhriyaha (webbläsare).

Ha iloowin inaad gasho koontada google-kaaga iskuulka!

Bilow wada sheekaysi

Raadi ama soo hel qofka aad rabto inaad la sheekaysatid (chat) oo bilow! Ku qor magaciisa ama qolka aad raadineyso meesha bannaan.

Sökfältet för personer och rum i Google chat

Ka guji ama ka riix, magaciisa dhinaca bidix. Ku qor farriintaada (sanduuqa leh qoraalka). Taabo "Geli furaha" ama guji fallaarta si aad u dirto qoraalka. Waxa kale oo aad ku dhejin kartaa faylasha ama aad la yeelan kartaa shir vidiyoga ah qofka aad la sheekeysaneyso.

Textfältyet för att skriva meddelande i Google Chat

Abuur qol lagu sheekeysto

1. Guji " kalka ay, ku taal ”Abuur Qol" (skapa rum).

2. Magac u bixi qolka.

3. Qolka wada sheekaysiga waxaad ka helaysaa dhinaca bidix.

Ku dar dadka aad rabtid in aad ku dartid. Sidoo kale waad qori kartaa magac kooxda koorsada dhigata (kursgrupp), martiqaadka waxaad qof kasta oo kooxda koorsada kujira ugu diri kartaa emayl ahaan.

4. Mawduuca aad rabto inaad ka wada hadashaan, waad wada arkaysaan. Haddii aad rabto in aad mawduuc cusub kawada hadashaanna waad abuuri kartaa mid cusub.