Ablikeeshinada iyo Barnaamijyada Waxbarashada

Ablikeeshinada waxbarashadu waa aalado tignoolajiyadeed oo loo sameeyay inay taageeraan ayna kor u qaadaan hawsha barista iyo waxbarashada. 

Clever app logo

Clever (helitaanka ablikeeshinada iyo barnaamijyada)

Clever waa bog webseed oo ardaydu ay keliya u baahan yihiin inay galaan halmar si ay u arkaan khayraadka degmada iyo kuwa macalimiintoodu siiyaan. Bogga Clever ayaa si otomaatig ah u furmaaya marka ardaydu furaan baroowsarka Google Chrome ama ablikeeshinka ku jira aaladahooda degmadu siisay.

Su`aalaha Inta badan la Isweydiiyo

Sida aan uga galaayo Clever bogga hore?


Waxaa laga galaa Kumbuyuutar/Chromebook shaqsi ah

Fadlan ogoow: Waa inaad gashaa baroowsarka Google adoo adeegsanaaya ciwaankaaga dugsiga.  Haddii aadan hubin sida hawshaan loo qabanaayo, halkaan guji.


Laga galay iPad

AMA 

Guji "Log in with username/password" (magaca isticmaalaha/baasaweerka).

Raadi dugsiga. 

Ku gal ciwaanka Google (qor magaca isticmaalaha iyo baasaweerka- waydii macalinkaaga haddii aadan hubin).

Seesaw app logo

Seesaw (PreK-Grade 2)

Seesaw waa aalada maareynta waxbarashada ee ardayda Fasalada PreK-2 halkaas oo ay ayaga iyo qoysaskoodu kala hadli karaan macalinkooda, ka arki karaan layliyadooda ayna ka helayaan khayraad, ayna kusoo gudbin karaan shaqadooda.

Su`aalaha Inta badan la Isweydiiyo

Sidee ayuu ardaygaygu ku galayaa SeeSaw?


Sidee ayaan u galayaa aalada SeeSaw Family?

Haddii aadan waligaa gelin Abka SeeSaw Family:

Haddii aad tahay arday kusoo laabanaaya Abka SeeSaw Family:

Sidee ayaan ku arkayaa layliga kujira aalada SeeSaw?

Google Classroom app logo

Google Classroom (Grades 2-12)

Google Classroom waa aalada maareynta waxbarashada ee ardayda Fasalada 2-12 halkaas oo ay kala hadli karaan macalinkooda, ka arki karaan layliyadooda ayna ka helayaan khayraad, ayna kusoo gudbin karaan shaqadooda.

Su`aalaha Inta badan la Isweydiiyo

Haddii aan aalada Google Classroom ka galaayo taableet ama taleefoon, waa maxay ababka aan u baahan nahay?

Si aad wax badan uga fahanto aaladaada Google Classroom ee moobilka ababka soo socda ayaa lagu talinayaa:

Sidee ayaan ku galayaa Google si aan u galo Google Classroom?

Haddii aad aalad wadaagaysaan qof kale oo qoyskaaga kamid ah, waa muhiim in mid kasta oo idin kamid ah uu adeegsanaayo isla ciwaankaaga kahor intiinaan bilaabin shaqada.

Ku gelida aalada Google Classroom ciwaanka Google:

Adeegsiga Clever si aad u gasho Google Classroom:

Sidee ayaan ku arkayaa aalada Google Classroom?

Si aad u hesho layliga ku jira aalada Google Classroom, xaqiiji inaad ku jirto baroowsarka adoo adeegsanaaya ciwaankaaga Worcester Schools.

Sidee ayaa shaqada ardayga loosoo gashaa Google Classroom?

Gelinta sawiro adoo adeegsanaaya Chromebook ama kumbuyuutar

Gelinta sawiro adoo adeegsanaaya taableet ama taleefan

Sidee ayay daryeelayaashu ku arkayaan xogtaan ku jirta Google Classroom?

Si aad u hesho xogta kooban ee iimeelka ee shaqada ardaygaaga, waa qasab inaad aqbasho casuumaad iimeel ah oo kaaga timid macalin ama maamule. Waxaad haysataa 120 maalmood gudahood inaad ku aqbasho casuumaada kahor intaysan dhicin. Waad ka bixi kartaa xogaha kooban ama waad ka saari kartaa naftaada oo ah masuulka ilmaha markaad doonto.

Markaad aqbasho casuumaad, adigga iyo ardaygaaga ayaa helaaya xaqiijinta iimeelka.


Qoraallada kooban ee iimeelka, waxaad akhrin kartaa:


Haddii aysan jirin shaqo laga warbixiyo ama macalinku uu damiyo ogaysiisyada iimeelka, waxaa laga yaabaa inaadan helin xogta kooban ee iimeelka.

Ablikeeshinada iyo Barnaamijyada Waxbarashada

Ardayda ayaa geli kara ablikeeshinada la siiyay ayagoo ka galaaya Clever.

Fadlan guji ablikeeshin kasta oo hoose si aad xog dheeri ah u hesho. 

ST Math app logo

Xisaabta ST

Ablikeeshinka xisaabta oo ay adeegsadaan ardayda fasallada K-6.

Shaqo madax banaan, oo joogto ah

Lexia app logo

Lexia

Ablikeeshinka barashada luuqada oo ay adeegsadaan ardayda fasallada K-8.

Shaqo madax banaan, oo joogto ah.

Code Monkey app logo

Code Monkey

Ablikeeshinka koodhka oo ay adeegsadaan ardayda fasallada 2-6.

Shaqo madax banaan, oo joogto ah.

Typetastic app logo

Typetastic

Ablikeeshinka wax qorista oo ay adeegsadaan ardayda fasallada 1-8.

Shaqo madax banaan, oo joogto ah

Learning.com app logo

Learning.com

Ablikeeshinka barashada luuqada oo ay adeegsadaan ardayda fasallada K-5.

Shaqo macalinku dhiibo

ALEKS app logo

Aleks

Ablikeeshinka xisaabta oo ay adeegsadaan dugsiyada qaar.

Shaqo macalinku dhiibo

Generation Genius app logo

Generation Genius

Ablikeeshinkasayniska oo ay adeegsadaan ardayda fasallada K-6.

Shaqo macalinku u dhiibo.

Edcite app logo

Edcite

Ablikeeshinka imtaxaanka guud oo ay adeegsadaan ardayda fasallada 3-10.

Shaqo macalinku u dhiibo.

Soundtrap app logo

Soundtrap

Ablikeeshinka muusiga oo ay adeegsadaan dugsiyada qaar.

Shaqo madax banaan, oo joogto ah.

Gizmos app logo

Gizmos

Ablikeeshinka sayniska oo ay adeegsadaan ardayda fasallada 3-12.

Shaqo macalinku u dhiibo.

Delta Math app logo

Delta Math

Ablikeeshinka xisaabta oo ay adeegsadaan dugsiyada qaar.

Shaqo macalinku u dhiibo.

Savvas Easy Bridge app logo

Savvas

Ablikeeshinka xisaabta oo ay adeegsadaan ardayda fasallada K-6.

Shaqo macalinku u dhiibo.

Learning Ally app logo

Learning Ally

Ablikeeshinka waxbarashada oo ay adeegsadaan ardayda qaar.

Shaqo madax banaan, oo joogto ah.

Gale app logo

Gale

Ablikeeshinka kaydka xogta oo ay adeegsadaan ardayda fasallada K-12.

Cilmi baaris madax banaan.

Canva app logo

Canva

Ablikeeshinka farshaxanka xogta oo ay adeegsadaan ardayda fasallada K-12.

Shaqo madax banaan.

Code.org app logo

Code.org

Ablikeeshinka koodhka oo ay adeegsadaan ardayda fasallada K-12.

Shaqo madax banaan.