Search this site
Embedded Files
Adeegyada Helitaanka Luqadeed
  • Hoyga
  • Kooxda OLAS
  • Adeegyada
    • Fasiraad
    • Turjumaad
    • Telefoon ahaan
    • ParentSquare
    • Translatelive
    • Qalab Turjumaad
  • Wax kadhehid
  • Agabyo & Talooyin
Adeegyada Helitaanka Luqadeed
  • Hoyga
  • Kooxda OLAS
  • Adeegyada
    • Fasiraad
    • Turjumaad
    • Telefoon ahaan
    • ParentSquare
    • Translatelive
    • Qalab Turjumaad
  • Wax kadhehid
  • Agabyo & Talooyin
  • More
    • Hoyga
    • Kooxda OLAS
    • Adeegyada
      • Fasiraad
      • Turjumaad
      • Telefoon ahaan
      • ParentSquare
      • Translatelive
      • Qalab Turjumaad
    • Wax kadhehid
    • Agabyo & Talooyin

Kooxda OLAS

العربية, Kabuverdianu, 中文, English, Français,  Kreyòl Ayisyen, Português, Soomaali, Español, Tiếng Việt


Xafiiska Helitaanka Adeegyada Luuqadda (OLAS)

Xafiiska Adeegyada Helitaanka Luuqadda (OLAS) ee Dugsiyada Dadweynaha Boston (BPS) , oo hore u ahaan jiray Qaybta Fasiraadda iyo Turjumaada, ayaa maamusha adeegyada luuqadda ee degmada. Qayb weyn oo ka mid ah shaqadu waxay ka kooban tahay isku-dubbaridka adeegyada fasiraaddaiyo turjumaadda si loo fududeeyo xidhiidhka waalidka/masuulka ee afkooda koowaad aanu ahayn Af-Ingiriisi.

Hadafka OLAS waa in la hubiyo in qoysasku ay si macno leh u helaan dhammaan dhinacyada, barnaamijyada, fursadaha, iyo adeegyada ku saabsan waxbarashada carruurtooda iyaga oo la siinayo adeegyo badan oo luqadeed oo loo marayo agabyo gudaha iyo dibadda ah si loo ilaaliyo isgaarsiinta.

Shaqaalaha OLAS    

Allen Dowling

Agaasime

Ahmed Noor

Agaasime Xigeen

Ines Fusco

Khabiirka u Hogaansanaanta Helitaanka Luuqadda & Tababarka

Elyas Egal

Falanqeeyaha Miisaaniyadda

Alma Berggren

Iskuduwaha Waxbarashada Guud

Rossy Russo Iskuduwaha Adeegyada Turjumaadda

Tamar Monteiro

Farsamoyaqaan Turjumaad + Tafsiir


Theophile Tanis

Farsamoyaqaan Turjumaad + Tafsiir



Joyce Yeh 

Farsamoyaqaan Turjumaad + Tafsiir



Liliana Garcia-Talley

Farsamoyaqaan Turjumaad + Tafsiir



Bryan Rodriguez

Farsamoyaqaan Turjumaad + Tafsiir



Sulima Elballa

Farsamoyaqaan Turjumaad + Tafsiir

Farsamoyaqaan Turjumaad + Tafsiir

Nala soo xiriir

Dugsiyada Dadweynaha Boston

Xafiiska Adeegyada Helitaanka Luuqadda

Bruce C. Bolling Building

2300 Washington Street, Boston MA 02119

(617) 635-7967

Iimaylka Weydiimaha Guud: languageaccess@bostonpubicschools.org

Iimaylka Weydiimaha Fasiraadda: Translations@bostonpubicschools.org

Iimaylka Weydiimaha Turjuaadda: Interpretations@bostonpubicschools.org


Report abuse
Page details
Page updated
Report abuse