Search this site
Embedded Files
Adeegyada Helitaanka Luqadeed
  • Hoyga
  • Kooxda OLAS
  • Adeegyada
    • Fasiraad
    • Turjumaad
    • Telefoon ahaan
    • ParentSquare
    • Translatelive
    • Qalab Turjumaad
  • Wax kadhehid
  • Agabyo & Talooyin
Adeegyada Helitaanka Luqadeed
  • Hoyga
  • Kooxda OLAS
  • Adeegyada
    • Fasiraad
    • Turjumaad
    • Telefoon ahaan
    • ParentSquare
    • Translatelive
    • Qalab Turjumaad
  • Wax kadhehid
  • Agabyo & Talooyin
  • More
    • Hoyga
    • Kooxda OLAS
    • Adeegyada
      • Fasiraad
      • Turjumaad
      • Telefoon ahaan
      • ParentSquare
      • Translatelive
      • Qalab Turjumaad
    • Wax kadhehid
    • Agabyo & Talooyin

Turjumaad Telefan 

العربية |   Kabuverdianu  |   中文  |  English  |  Français  | Kreyòl Ayisyen  |  Português|  Soomaali  |  Español  |  Tiếng Việt


Dugsiyada Dadweynaha Boston (BPS) Degmada, iyadoo la kaashanaysa LionBridge, waxay siisaa adeegyada turjumaada taleefoonka (taleefan ahaan) dugsiyada iyo waaxaha xafiiska dhexe. Nidaamkani waxa uu suurtogal ka dhigayaa in in ka badan 350 luqadood la heli karo haddii loo baahdo si ay u taageeraan isgaarsiinta "Macluumaadka Muhiimka ah" ee waalidiinta iyo mas'uuliyiinta ardayda BPS. Ka faa'iidaysiga adeeggan turjubaanka telifoonka, waa in degmada BPS  ay sii waddo dadaalkeeda joogtada ah ee lagu wanaajinayo isgaarsiinta iyo baabi'inta caqabadaha luqadda.

Adeegan waxaa loogu talagalay inuu ka caawiyo shaqaalaha xafiiska dhexe iyo kuwa dugsiyada si ay u daboolaan baahiyaha isgaarsiinta luqadda ee qoysaska.


Report abuse
Page details
Page updated
Report abuse