Translatelive
| Kabuverdianu | 中文 | English | Français | Kreyòl Ayisyen | Português | Soomaali | Español | Tiếng Việt العربية
| Kabuverdianu | 中文 | English | Français | Kreyòl Ayisyen | Português | Soomaali | Español | Tiếng Việt العربية
Laba-Dhinaclaha ILA Pro waxay ay suurtogelisaa isgaadhsiinta waqtiga-dhabta ah (isla markiiba ah) in ka badan 120 luqadood iyo lahjadood, taasoo ka dhigaysa inay xalka ugu fiican u tahay kuwa ku hadla luqado kala duwan ama leh awoodo isgaarsiineed oo kala duwan. Waxaad si fudud ugu hadli kartaa ama ku qori kartaa aaladda, qoraalkuna wuxuu isla markiiba ka soo muuqan doonaa luqadda ay doorteen labada isticmaale. Qalabku waa mid si sax ah u turjuma, sir ah, oo taageera u fududeen u helka kuwa dhegaha la', maqalka adag, araggu yar yahay, indhoole ama indhoole dhagoole ah. Waxaa intaa dheer, qaabka turjumaadda-waqtiga-dhabta ah ee labada qalab ayaa kuu ogolaanaya inaad xaqiijiso saxnaanta wada hadalka sida looga arko iyo/ama looga dhawaaqo labada shaashad.
Si aad wax badan uga ogaato sida aaladaha TranslateLive u shaqeeyaan, fadlan booqo: https://www.translatelive.com/
Macluumaad dheeri ah/agabyo soo socda dhawaan!