5. Somalia ham radio regulations

5. ISGAARSIINTA EE RAADIYAHA AMITARKA SOOMAALIYEED.


(A). SOMALIA REGULATIONS FOR COMMUNICATIONS BETWEEN AMATEUR RADIO STATIONS.

SHURUUCDA ISGAARSIINTA EE UDHAXAYSA XARUMAHA AMITAR RAADIYOO.

1. Any mode of transmission is permitted. Use of USB is recommended in the 5 MHz (60-metre band) to allow intercommunications with existing services in emergency and to help avoid interference to existing users.

Hab walba oo hawada loo galayo waa la’ogolyahay. Isticmaalka mawjadda sare waxaa loo ogolyahay mawjadaha 5 MHz (60ka mitirband) si loo ogolaado isku xirka isgaarsiinta oo ay ku jiraan adeegyada xaaladaha degdega ah si loo caawiyo ka dheeraanshaha interfeerka ee isticmaalayaasha jira.

2. SSB Power level shall not exceed 3 kilowatts output mean carrier power for un-modulated AM, FM, CW and data or 3 kilowatts (3000 Watts) peak output power for SSB.

Heerka awooda waa inuusan dhaafin soo saarid ka badan 3 kiilo Waat oo ka dhigan awooda aysan jabaqdu raacayn hirarka hawada ee ah AM, FM, CW iyo xogta ama 3 kW (3000 Waat) oo ah awooda soo saarida ee ugu saraysa ee loogu talo galay mawjadda dhinaca taagan Single Side Band- SSB.

3. All Transmissions must be identified at least every 10 minutes.

Codadka hawada la galinaayo dhamaantood waa in lagu dhawaaqaa ugu yaraan toban daqiiqaba mar.

4. The purpose of Amateur radio communications is to allow the building of world friendship, technical self training in the art of communications and emergency humanitarian assistance through the internationally recognised non-political, non-religious, non-commercial United Nations instituted Amateur Radio frequencies.

Humanitarian Assistance through the efforts of HAM (Helping All Mankind and woMankind) radio operators with in their communities, in developing or emergency areas and from around the world is permitted, Technical experimentation, research and education of the youth in languages, geography, international friendship and electronics through using amateur radio as an educational tool in school is permitted. These are known as amateur radio Club Stations and can be used by anyone as long as a licensed radio amateur is sitting next to the user to supervise the observance of radio regulations.

Ujeedada isgaarsiinta amitar raadyoo waa inuu ogolaadaa dhisitaanka saaxiibtinimada caalamiga ah, iyo isbarista la xiriirta farsamada maadada isgaarsiinta iyo caawinta deg deg ah ayadoo loo maraayo hirarka qaramada midoobay ay nidaamisay ee amitar raadiyoo ee loo aqoonsan yahay sida caalamiga ah ee ka madax banaan siyaasad diin iyo ganacsiga.

Caawimaada gargaar bani’aadanimo oo loomarayo dadaalada HAM (caawinta aadanahoo dhan- Helping All Mankind and woMankind) hawgalayaasha raadiyaha oo ay kujiraan bulshooyinkooda, horumarinta ama meelaha degdega looga baahan yahay iyo aduunkoo dhan waa laga ogolyahay,

sahanka farsameed, cilmi baarista iyo waxbarashada dhalinyarada ee luqadaha juqraafiga saaxiibtinimada caalamiga ah iyo qalabka ku shaqeeya maayadda (Electronics) ayadoo loo maraayo u isticmaalida

amitar raadyoo qalab waxbarasho dugsiga waa laga ogolyahay kuwaan waxaa loo yaqaanaa inay yihiin xarumaha naadiga amitar raadiyoo waxaana adeegsan karaya ruux kasta marka amitar raadiyoo la aqoonsan yahay uu agyaalo isticmaalaha si uu ukormeero u kuurgalida shuruucda raadiyaha.

5. Transmissions should not cause interference to other radio users.

Warlalisku waa inuusan ku keenin intarafeer isticmaalayaasha kale ee raadiyaha.

6. It is important that you notify the National Somalia Amateur Radio Society (SARFEN) whenever you change address so that they can help the Somalia Telecommunications Authority to quickly locate you and resolve any radio interference problem.

Waa muhiim in aad ogaysiiso jamciyadda amitar raadyoo ee qaranka Soomaaliya (SARFEN) mar alaale iyo marka aad badasho ciwaankaaga sidaa awgeedna waxay kaacaawin karaan Maamulka Isgaarsiinta ee Soomaaliya in si dhaqso ah kuu meeleeyaan ayna xaliso dhibaatada isdhexyaaca raadiyaha.

7. This license remains current indefinitely unless cancelled by the Somali Government.

Shatigaan waxaa uu noqonayaa mid socda oo aaan meel ku ekeyn tan iyo inta dawlad Soomaaliyeed ka joojinayso.


(B). SOMALIA REGULATIONS FOR AMATEUR HOBBY RADIO AND HOBBY TV BROADCASTING.

SHURUUCDA UTAAL RAADIYAHA AMITARKA HIWAA’IGA AH IYO WARBAAHINTA TELEFISHINKA.

A. To increase knowledge in broadcast technology needed in Somalia’s development, additional frequencies outside the normal two way communication international amateur bands have been assigned to all Amateur Radio Licenses permitting some amateur radio operations to be easily received by the general public.

Siloo kordhiyo aqoonta farsamada warbaahinta ee looga baahanyahay horumarka Soomaaliya, hirar dheeraad ah oo kabaxsan isgaarsiinta caadiga ah ee laba gacanka ah ee mawjadaha amitarka caalamiga ah ayaa loo ogolaaday dhamaan shatiyada amitar raadyoo ee ogolaanaya in qaar kamid ah hawlgalada amitar raadyoo ay si fudud u hesho bulshada guud.

B. Radio Amateurs are hereby permitted to operate their own personal hobby radio and TV broadcasting station simply for the pleasure of operating and experimenting with Radio broadcasting Technology.

Hiwaayadlayda raadyaha waxaa halkaan loogu ogolaanayaa inay kushaqeeyaan raadyahooda hiwaa’ga ah ee gaarka ah iyo xarunta warbaahinta teleefishinka oo u fudud iyagoo kuqanacsan shaqada lyo barashada ay kawadaan farsamada warbaahinta raadyaha.

C. Broadcasting of all types of program material (for example technical free courses covering electronics) using Music (for example local music or chants not covered by copyright), Voice and Data is permitted provided-

Baahinta dhammaan noocyada qoraalada barnaamijyada (tusaale ahaan koorsooyinka barashada farsamada electarooniga eelacag la’aanta ah) isticmaalida miyuusiga (tusaale ahaan musiga dalka laguma daboolayo xuquuqda guurinta qoraalka) codka iyo xogta waa la fasaxay lana qaybiyay-

1. It is on a non-commercial voluntary hobby basis and no one is being compensated in the form of money or any other way.

Waxay ku dhisan tahay hiwaayad iskaa ah oo aan ganacsi ahayn ruuxna looma ogola cidinana looguma magdhabaayo qaab lacageed ama si kale.

2. It is not done to facilitate the business of any individual or organisation.

Looma isticmaalayo siloogu fududeeyo ganacsiga shaqsi kasta ama urur.

3. That no commercial, religious or political advertising be transmitted.

In aan lagu gudbin Karin ganacsi diin iyo xayaysiis siyaasadeed.

4. That it is done on a non-interference basis.

In lagu sameeyo sikusalaysan intrafeer la’aan.

5. That it be confined to the following frequency bands:

In lagu koobo hirarka mawjadaha soosocda.

1.600 to 1.700 MHz Mawjada Dhexe (Medium Wave).

25.900 to 26.100 MHz Mawjada Gaaban (Short Wave).

88.000 to 108.000 MHz Hirka Aadka Usareeya (Very High Frequency).

6. Television broadcasts may be conducted on any unoccupied standard VHF or UHF television channel on an identical basis.

Warbaahimaha Tvga waxaa lagu samayn karayaa heerkasta oo aan ladaganayn oo ah VHFka ama UHFka kanaalka teleefishinka ayadoolaga samaynayo saldhig aasaasi ah.

7. Copyright laws must be observed and only appropriate material unlikely to offend the general public may be transmitted.

Xuquuqda Shuruucda guurinta waa in looga kuurgalaa qoraalada ku haboon kaliya ee aan kugafayn dadwaynaha caamka ah ayaa labaahin karaa.


(C). SOMALIA REGULATIONS FOR COMMUNICATIONS BETWEEN RADIO AMATEUR AND NON-AMATEUR STATIONS.

SHURUUCDA ISGAARSIINEED EE U DHAXAYSA AMITAR RAADIYOO IYO XARUMAHA AAN AHAYN AMITAR.

1. Radio Amateurs may intercommunicate with other radio amateurs on the internationally allocated bands. Raadiyaha amitar wuxuu xiriir wadaag lasamayn karaa raadiyayaal amitar ah oo kaleeto kuwaasoo hirar caalami ah ladajiyay.

2. Radio Amateurs may communicate with Citizen Band operators in the nationally allocated 26.100 to 27.995 MHz CB radio band for the purpose of extending technical advice and assistance to those radio users as well as helping foreign visitors who are using such equipment in the country.

Raadiyaha amitar wuxuu la xiriiri karaa hirarka raadiyaha muwaadiniinta kuwaasoo qaran ahaan ladajiyay 26.100 ilaa 27.995 MHz mawjadaha raadiyaha muwaadinka (CB) Radio oo ujeedadu tahay balaarinta talada farsamada iyo caawimaada isticmaalayaasha raadiyaha oo ay weheliso kaalmaynta booqdayaasha ku isticmaalaya qalabkaan oo kale wadanka gudihiisa.

3. The Amateur Radio License conditions will also apply when an amateur radio operator uses the frequencies assigned to the no license required 2- way Citizen Radio service frequencies of 26.100 to 27.995 MHz.

Shuruudaha aqoonsiga raadiyaha amitar waxaa sidoo kale ay kutaxaluqi doontaa marka hawlgaliyaha raadiyaha amitarka uu isticmaalo hirarka ku shaqeeya mawjadaha aan shatiga loo baahnayn oo ah mawjadaha ka adeega raadiyaha laba gacmood laha ah ee Cbga oo mawjadihiisu yihiin 26.100 ilaa 27.995 MHz.

4. Those without an amateur radio license must use equipment in the 26.100 to 27.995 MHz CB band and power shall be limited to 100 Watt output in any mode.

Kuwa aan lahayn shatiga raadiyaha amitar waa inay u adeegsadaan qalabka mawjadaha 26.100 ilaa 27.995 MHz mawjada CB iyo awooduba waa inay ku ekaadaan soosaar dhan 100 Waat ee noockasta.

5. During emergency, Amateur Radio communications is allowed with any radio service on any frequency.

Marka lagu jiro xaaladda degdega ah, xiriirada amitar raadiyoo waxaa loo ogolyahay adeeg kasto oo raadye iyo hir kasta.

(D). SOMALIA AMATEUR RADIO FREQUENCY BANDS.

MOWJADAHA LA OGOLAADAY INAY SHAQEEYAAN RAADIYAHA AMITARKA- SOOMAALIYA.

See Somalia frequency bands- https://sites.google.com/site/somaliahamradio/somalia-amateur-radio-license


Burhan Mohamed Abdi,

Somalia amateur radio call sign 6O0AP.

Founder member of Radio Galkayo SW.

with his (harmonic) Hodan Burhan Mohamed, in Galkayo, Somalia in 2005.

1993 Radio student Burhan Mohamed Abdi 6O0AP.

1993 Completed the Somalia Amateur Radio license course.

1993 Requested and received the ham radio call sign 6O0AP.

1993 Foundation member of Radio Galkayo.

2004 Foundation member of SARFEN.

2005 Member of Somalia Youth Organisation.

2005 Former Director for Radio Galkayo.

2005 - 2006 Director of Radio Daljir in Galkayo, Somalia.

2007 Puntland State Government Finance Ministry Website Manager.

Contact: Sam Voron VK2BVS, 6O0A.

Email somaliahamradio@yahoo.com