Barnaamijka Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed

Soo dhawoow


Kusoo dhawaada Barnaamijka Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed. Dugsiyada Sare ee Minneapolis wuxuu ku faraxsanyahay inuu ardayda Soomaaliyeed u soo bandhigo dariiq ay ku bartaan Luuqadda iyo dhaqanka soomaaliyeed. Dariiqaani wuxuu ardayda dhigata fasalada  dugsiga hoose, dhexe iyo sare ay siin doonaan fursado ay ku bartaan luuqada iyo dhaqanka hooyo.
Boggaani si fiican uga dhex baaro si aad wax badan uga ogaato wax barashada dugsiyadeenna iyo barnaamijyada ay bixiyaan. 
Boggaan waxaad ka heli doontaa macluumaad ku saabsan dariiqa barnaamijkeenna iyo qaab dhismeedka wax barashada, iyo taariikhaha muhiim ka ah sida agabyada loogu talagalay waalidiinta iyo ardayda.

Welcome

Welcome to the Somali Language and Culture Program. Minneapolis Public Schools is pleased to offer Somali students a way to learn the Somali language and culture. This course will give students in grades K-12 the opportunity to learn the language and culture of their home country.

La kulan Shaqaalaha Maamula Waaxda Luuqadaha Aduunka

Muhidin Warfa

Agaasimaha Waaxda Luuqadaha

Executive Program Director

Coming soon

Agaasime ku xigeenka

Program Director

Deqa Muhidin

Maareeyaha Barnaamijka

District Program Facilitator