Dugsiga Hoose ee Anne Sullivan

Waxaan ku faraxsanahay inaan soo bandhigno fasalada Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed. Sanad dugsiyeedka 2021-2022 waxaan bilaabeynaa maadada Af-Soomaaliga ee fasalada xanaanada (kindergarden) iyo fasalka koowaad ee dugsiga hoose. Intaa waxaa dheer, sanad dugsiyeedka 2022-2023 waxaa lagu dari doona maadada Af-Soomaaliga ee fasalka labaad.


Sidaan ku talo jirno, sanadkiiba hal fasal ayaa lagu dari doonaa illaa dhammaan ardayda dhigata dugsiyada ay helaan fursado ay ku dhigtaan Afka iyo Dhaqanka Soomaalida.


Ardayda ka qalinjabiya dugsiga hoose waxay luuqada ka heli doonan dugsiga dhexe kadibna, waxay barashada Af-Soomaliga hore ku sii wadan karaan dugsiyada Sare oo kala ah South High ama Heritage Academy.

Jennifer Hedberg
Maamulaha Dugsiga

Jamie stricherz
Maamule Kuxigeenka

Anwar Mohamed
Macalinka Af-Soomaliga