Dugsiga Sare ee South High wuxuu ka midyahay iskuulladii ugu horeeya ee laga dhigo maadada Afka iyo Hiddaha Soomaalidda. Maadoyinkaa aya laga dhigaa dugsigaan:
Soomaali -1: Maadada bilawga
Soomaali - 2: Maadada dhexe iyo
Soomaali - 3: Maadada Sarre