Dugsiga Heritage Academy waa hoyga Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed. Iskuulkeena waxay ardayda ku bartaan Af-Soomaaliga iyo Barashada Qoymiyada Soomaaliyeed (Ethnic Studies).
Dugsigaan waxaa lagu dhigaa:
Soomaali -1: Maadada bilawga
Soomaali - 2: Maadada dhexe iyo
Soomaali - 3: Maadada Sarre iyo
Somali Studies: Barashada Qoymiyada Soomaaliyeed