Walxaha Jawiga deegaanka way ku kala duwan yihiin ururada. Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis, iskuulada iyo waaxaha waxay qabteen shaqooyin badan sanadihii la soo dhaafay si ay u dhisaan jawi deegaan isku xiraaya walina waxaa u harsan shaqo badan. Taasi waa waxa loo yaqaan 'Qaab dhismeedka Jawiga Deegaanka'.
Qaab dhismeedka jawiga deegaanku wuxuu ku siin doonaa fahan guud iyo himilooyin si loo xaqiijiyo in adiga iyo - ardaydeena, qoysaskeenna, shaqaalaheenna, xubnaha bulshada iyo hoggaamiyeyaashu - aad ogaan doontaan inaad qiimo leedihiin oo aad tihiin, meel kasta oo aad ka joogtaan degmada dad qiimo leh.
Fadlan la soco macluumaadka soo socda iyo sida looga qayb qaato !
Dhagsii sawirka afarta Qiyamood ee jawiga si aad u hesho qayb kasta oo ka mid ah qabyo qoraalka Bayaanada rumeeynta.