Deen Academy

Deen Academy waa madaraso laguugu baridoono aqriska , xafiditaanka, iyo barashada diinta ismlaamka oo bixi doono maalmaha Sabtiga iyo Axadda dhamaan dadwaynaha degan Calgary iyo nawaaxigeeda. Hadii allaah uu igolaado.


bost pdf sx-1.pdf

Register soon.....

3  Qayb oo  kala duwan;


3, Waxay bilaabayaan xafidida Qur'anka  Kariimka.


Barashada Diinta Islaamka;