Waxaad helaysaa casharo diyaarsan oo Telegramka Channelka lagugu soo dirayo.
Waxaad helaysaa Live Class si ku hadalka luuqada lagaaga dhiso.
Waxaad helaysaa arday isku group noqonaysaan kuwaas oo aad la qaadanayso practice hab online ah .
Waxaad helaysaa Imtixaano & Quizes online ah oo joogto ah si aad u qiimayso heerkaaga waxbarasho.
Macalimiinta wax kuu dhigaysaa waa macalimiin khibrad u leh luuqada english ka muddo badana soo dhigayay waxaana ay si dhow kaaga caawinayaa barashada iyo ku hadalka luuqada english ka .
Ugu Dambayn Waxaad Si free Ah Ku Helaysaa Marka aad isdiwaangaliso buuga levelka aad dhiganayso, examska & quizezka levelkaas sidoo kalena marka aad dhamayso course ka waxaad helaysaa shahaado & hal course oo bilaash ah oo kamid ah courses ka kuliyada ka
Haddii aad doonayso inaad ka faa'idaysato fursadan qaaliga ee qiimo dhimista 50% ah kana mid noqoto ardayda tirada kooban ee la qaadanayo fadlan iska diwaangali whats appka hoose . Mahadsanid