WARBIXIN KOOBAN
WARBIXIN KOOBAN
Ku Soo Dhowow Kuliyada Qalam Academy Oo Bixisa Koorsiska Luuqada English , Accounting ,Graphic Design , Digital Marketing & Video Editing ka.
Ardey Tiro Badan Ayaa Ku Xidhan Waxna Kabarta Kuliyada Qalam Academy , Kuwaas Oo Ku Nool Dunida Daafaheeda Kala Duwan.
Macaliminta Wax Kadhigta Kuliyada Qalam Academy Waa Macalimiin u Leh Khibrad & Aqoon Badan Koorsooyinka Ay Gudbinayaan Kuna Soo Shaqeeyey Muddo 5 Sanno Kabadan
Xarunta Kuliyadu Waxay Ku Taalaa Magaalada Hargeisa, Somaliland . Waxbarashada Waxay Ku Gudbisaa Hab Fogaan Arag ah (Distance Learning System/Online )