Ma Jeclayd Barashada Luuqada English. Hadaba Kooraskani Waa Kii Kugu Haboonaa.
Muddo Kooban Ayaad Ku Dhamaynaysaa
Waxaad Helaysaa Macalimiin Si Fiican Kaaga Dhisaysa Ku Hadalka Luuqada English
Waxa Sidoo Kale Lagaa Qaadayaa Exams Online ah Si Aad Qiimayntaada Si Joogto ah u Ogaato
Waxaad Helaysaa Arday Si Online Ah Speaking Ku Hadalka Luuqada Practice garayso
Waxa Lagaa Dhisayaa Luuqada Qaybaheeda Kala Duwan Sida : Speaking, Writing, Reading & Listening.
Waxaad Helaysaa Buugaagta Level Kasta Iyo Imtixaanada Si Bilaash Ah Oo free ah
Kooraska Marka Aad Dhamayso Waxaad Helaysaa Shahaado iyo Hal Kooras oo Kuliyada Ka Baxa Si Bilaash ah
Isdiwaangalintu Waa Bilaash Kaliya Waxaad Bixinaysaa Fee Ga Bilaha Ah $10 ee aad Koorsada Ku Dhiganayso
Shan Cisho Oo Waxbarasho Ah Sabti , Axad , Isniin, Salaasa & Arbaca
Live Class Lasoo galayo Si Ku Hadalka Luuqada Lagaaga Dhiso
Quizes/ Imtixaano Online Ah Oo Joogto Ah Si Qiimayntaada u Ogaato
Buuga Wax Laga Dhiganayo oo Aad Si Bilaash ah Ku Helayso
Group Practice Arday aad La Qaadanayso Practice Xili Walba Oo Aad Haleelayso
Waxqabad Uu Ardaygu Qabanayo Kana Soo Shaqaynayo Macalinkuna Ka Saxayo
Caawimaad Joogto Ah oo dhanka Luuqada Ah
Ugu Dambayn Marka Aad Koorsada Dhamaysato Waxaad helaysaa Shahaado Iyo Hal Kooras Oo Bilaash Ah.
Hadaba Si aad isu Diwaangaliso Fadlan riix Whats App kan
Koorsada Waxa Lagu Qaadanayaa Hab Online Ah / Fogaan Arag Ah
Aalada Waxbarashada Lagu Qaadanayaa Waxay Noqonaysaa
Telegramka: oo lagugu soo dirayo buuga iyo casharada levelka aad dhiganayso.
Zoom; oo aad ku qaadanayso xioisadaha live ka ee speaking lagaaga dhisayo.
Google Forms ; oo aad ku galayso examska & Quizeska levelka aad dhiganayso.
Ardayga Waxa Lagu Darayaa Telegram Channel Casharada, buuga ,& imtixaanada laguu soo diro.
Sidoo kale aradyga waxa lagu darayaa Telegram Group oo ardayda kula qaato practice ka si speaking kor loogu qaado , waxa uu sidoo kale kusoo dirayaa waxqabadyada loo diro si uu macalinku uga saxo.
Waxa Jiraya Xaadiris Maalinle ah si ardayga si dhow loola socdo Heerka waxbarshadiisa .
marka uu ardaygu dhamaysto level waxa laga qaadayaa imtixaan Online ah si qiimayntiisa loo ogaado islamarkaana levelka ku xiga loogu gudbiyo.
Koorsadani Waxa Ay Ku Jirtaa Qiimo Dhimis 50% Ah.
Qiimo Dhimistan Oo Muddo Koobani Ka Hadhsan Tahay. Waxaana La Qaadanayaa Arday aad u Kooban.
Haddaba si aanay kaaga xidhmin fursada Qiimo dhimista ugana mid noqoto ardayda kooban ee la qaadanayo fadlan riix link hoose ee whats appka
Qalam Academy
Riix Whats App Numberka
Magacaaga Oo Saddexan Isoo Qor
Numberka Telegram ka Aad Ku Isticmaasho Isoo Qor
Fee $10 Waxaad kusoo Diraysaa Numberadan Hoose Mid Kamid Ah
Zaad Merchant: 463678 Waxa Kusoo Baxaya Qalam Online Academy
Edahab Merchant : 730254 Waxa Kusoo Baxaya Qalam Online Academy
Ebirr : 251 0978683998 Waxa Kusoo Baxaya Qalam Online Academy
Zaad Number: 252 634549203 Waxa Kusoo Baxaya Cumar Cabdillaahi
Edahab number : 252 654549203 Waxa Kusoo Baxaya Cumar Cabdillaahi
Marka Aad Fee- ga Soo dirto Screenshot ayaad kasoo qaadaysaa waxaana kusoo diraysaa whats app numberka . Marka Lahubiiyo kadib ayaa lagu diwaangaliyaa class kiina laguu bilaabaya .
Ugu Dambayn Mahadsanid walaal Waxaana rajeynayaa inaad kamid noqotobahda wax kabarata Qalam Academy.