Hadii aad doonaysid in aad muuqaalo kala soo dagtid Youtube & dhammaan baraha burshada waxaad u baahantahay Shotcut ka Loader.to waa website file hosting ah oo bixiya adeegyo ay ku jiraan soo gelinta, wadaagga iyo download files. Waxaa jira noocyo kala duwan oo files aad soo geli karto sida videos, music, documents iwm. si aad ula sooo dagtid Shotcut aan halkan kuugu soo diyaariyay Riix Halkan
sidoo kale daawo muuqaalka aan ku sharaxay oo aad ka heli kartid Tiktok ga MAQUBEESTE3
Halkan waxaad ka heli karee shotcut kuu sahlaya in aad Siri & artificial Intelligenz (AI) midaysid si aad su'aal kasta Jawaabteeda u heshid adiga oo waydiinaayo Siri.
SI AAd ula so dagtid
sidoo kale daawo muuqaalka aan ku sharaxay oo aad ka heli kartid Tiktok ga MAQUBEESTE3
waa website, qaab wada-sheekaysi ah kaaga jawaabayo, su aalahaaga.
TUSAALE
waxaan waydiiyay
AFSOOMAALI IIGU SHARAX OPEN AI
jawaabtu waa sidan
OpenAI waa hay'ad cilmi baaris oo ka shaqeysa cilmiga cilmi-baarista ee nidaamka xeeladeynta aqoonta (AI) si loo horumariyo AI si ammaan iyo faa'iido leh u ah aadanaha. OpenAI waxaa la aasaasay 2015-kii by koox ganacsato, cilmi-baareyaal, iyo kuwo wax-qabadkooda u hibeeyey horumarinta AI si waafaqsan habka masuuliyadda. Shirkadda waxay ku taal San Francisco, California, iyo waxay leedahay koox cilmi-baareyaal iyo injineero ka shaqeynaya qeybaha kala duwan ee la xiriira AI-ga, oo ay ku jiraan barashada machine-ka, robotics-ka, iyo sayniska kombuyuutarka. OpenAI waxay diiradda saareysaa samaynta teknoolojiyadaha AI ee loo adeegsan karo horumarinta dunida, waxayna sameysay tiro muhim ah oo ka mid ah cilmi-baarista AI.
si aad u booqatid oo aad koonto kaga samaysatid
openai waa website, qaab wada-sheekaysi ah kaaga jawaabayo, su aalahaaga si hufan oo cilmi ku dhisan. waxa uuna ku baxaa afaf kala duwan, sida afkeena hooyo. waxa uu aad u anfici karaa ardayda macalimiinta iyo qof kasta oo aqoon kororsi doonaya. dabcan marka hore waa in aad iska diiwaan galisid, kadibne aad isticmaashid.
waa ii FARXAD wayn in aaan markale wax faa iido leh kula wadaago
ku xirnow @MAQUBEESTE§
Dhagayso Radio kasta, si bilaash ah & dunida dacaladeeda, sida Radio DANAB, Daljir iyo kuwa kale oo badan.
Faahfaahin dheeraad ah fur halkan
Radio aad si bilaash ah dunida dacaladeeda uga dhagaysan kartid, kuwa afka soomaalia ku baxa waxaa ka mid ah Radio Danab (wanla wayn), Radio shifaa, (Muqdisho), Radio Daljir (Boosaaso) iyo mid kale oo Balad wayn ku yaal oo inta badan hawada ka maqan ama aad daciif u ah. kadib marka aad lasoo dagtid appka ama aad web ka ka furtid calaamada play da taabo, kadib ne waxa uu kuu keenaa raadio yada kuu dhaw! hadii aad rabtid kuwa kale qariirada aduunka ayaad wareejin karee adiga oo tagaya xaruunta Radiyaha aad doonaysid. amaba magaca magaalada ayaad baari kee. isticmaalku aad ayuu u sahlan yahay waxaanu anfici karaa dad ka jecel in ay xiliyada shaqada safarka heeso soomaali ah dhagaystaa.
la wadaag asxaabtaada
mahad celin buuxda dhankayga
MAQUBEESTE3 06.11.2022
Kala soo dag App Store ama Google Play sidoo kale ka dhagayso Website ka Riix mid ka aad rabtid
kooora-star
website aad ka daawatid ciyaaraha, oo lacag la´aan ah kuna baxayo afka carabiga.
Si aad u heshid
sharaxaad fur halkan
ma doonaysaan website aad ka daawatid ciyaaraha, oo lacag la´aan ah kuna baxayo afka carabiga? hadaba kooora-star ayaad ka heli karee, wareer laáan dooro ciyaarta aad rabtid kadib ubax hoos ilaa aad ka gaaraysid muqaalka kadib Shido AMA daaro.
sidoo kale ne waxa uu leeyahay Picture in Picture taas oo la macno ah, in adiga oo daawanayo ciyaarta, aad iPhone kaaga wax yaabo kale ka sameyn karaysid. Runtii xayaysiis kiisu aad azuu u yar yahay, amaba malahan! anigu in muddo ah ayaan ka daawanaayay ciyaaraha wax dhib ah ne kuma arag. waxaase suurta gal noqon karta in dalka aad joogtid aanu ka shaqayn maadaama ciyaaraha sida caadiga ah lacag lagu daawado.
Daawasho wacan
MAQUBEESTE
hadii aad doonaysid in aad sawirka shaashada kuu saaran aad bedeshid, adiga oo kaliya 1 jeer taabanaya "Shotcut " aad samasay, oo waliba aad mar kasta dooran karaysid waxa aad jeceshahay.
Faahfaahin dheeraad ah, ka aqriso halkan hoose, wixii su`aal aad qabtid i waydii.
hadii aad doonaysid in aad sawirka shaashada kuu saaran aad bedeshid, adiga oo kaliya 1 jeer taabanaya "Shotcut " aad samasay, oo waliba aad mar kasta dooran karaysid waxa aad jeceshahay.
Hadaba Shotcut kan (Tap Wallpaper) ayaa ku anfici doona, kadib marka aad la dagtid, fur Shotcuts kadibne Tap Wallpaper intaa kadib aqbal shuruudaha isticmaalka,
markasta oo aad taabatid Shotcut kan (Tap Wallpaper) sawir ka kuu saarnaa shaashada ayaa isbedeli doona.
dacban waad ka shaqayn karee: 3 da dhibcood Tap Wallpaper shortcut Linkga inta ? ka danbayso waa sawirka. tusaale CAR hadii aad ku qortid sawirka shaashadu gaari ayuu noqon doonaa. sidoo kale home ama Lock screen ayaad dooran karee mid ka aad rabtid in sawirka shaashada laga bedelo.
3 da diilin ee sare hadii aad tagtid add to Home Screen ayaad dhihi karee, oo sidii App oo kale ayuu shaashada kuu soo koraa.
sidoo kale muuqaal gaaban oo aan kaga hadlay page kayga Tiktok ga ayaad ka heli karee.
waa ii FARXAD & DHIIRI GALIN wayn in aad soo booqatay Page kan ama aad wax uun faa` iiday
Mahad-celin buuxda dhankayga
@MAQUBEESTE3
Page kan ma ahan mid Ganacsi!! Kaliya waa tijaabo, danta laga leeyahay tahay, in wax lagu barto & in Bulshada wax lagu taro.
lama ogola wax kasta oo QOF si dadban /toosan dhib ugu gaysan kara!!
Si GUUD Ma ogolin, wax kasta oo Damiir / Dadnimo & Diintu diiday
wixii intaa dheer RIIX HALAN Dheeraad
halkan Riix Home si aad ugu laabatid Bogga hore.