Hallkan waxaad ka heli muuqaalo si sahlan & afkaaga Hooyo laguugu sharaxayo, kuwaas oo ku saabsan Iphone / Smart Phone, Laptop, Apps iyo Internet ka waxa ka cusub ama Faa iido lahaan kara.

waa ii FARXAD & DHIIRI GALIN wayn in aad ku xirnaatid MAQUBEESTE3