Our science curriculum is called Mystery Science. It is a fun and hands-on program where students learn science by doing things and exploring. Each week, students learn about a new science topic and complete an experiment. Students get to ask questions, make predictions, observe what happens, and share what they discover. These activities help students understand science in a fun and meaningful way while building their curiosity, problem-solving, and teamwork skills.
Manhajka sayniskayaga waxaa la yiraahdaa Mystery Science. Waa barnaamij xiiso leh oo ardaydu sayniska ku bartaan iyagoo wax qabanaya oo tijaabinaya. Toddobaad kasta, ardaydu waxay bartaan mowduuc cusub oo saynis ah waxayna sameeyaan tijaabo. Ardaydu waxay waydiiyaan su’aalo, sameeyaan saadaal, eegaan waxa dhacaya, kadibna waxay wadaagaan waxa ay ogaadeen. Hawlahani waxay ardayda ka caawiyaan inay si fudud oo xiiso leh u fahmaan sayniska, isla markaana ay horumariyaan xiisaha ay u qabaan barashada, xalinta dhibaatooyinka, iyo wada shaqaynta.