Students will receive math homework each school day that is connected to the lesson taught in class. In addition, students are expected to read for 20 minutes every day to strengthen their reading fluency, comprehension, and vocabulary. Completing homework and reading consistently will help students build confidence and achieve success throughout the school year.
Ardaydu waxay heli doonaan laylis xisaabeed maalin kasta oo dugsiyeedka taas oo ku xidhan casharka lagu dhigo fasalka. Intaa waxaa dheer, ardayda waxaa laga filayaa inay wax akhriyaan 20 daqiiqo maalin kasta si ay u xoojiyaan faseexnimada wax akhriska, fahamkooda, iyo ereyada. Dhammaystirka shaqada guriga iyo akhrinta si joogto ah waxay ka caawinaysaa ardayda inay dhistaan kalsooni iyo inay gaadhaan guul sannad dugsiyeedka oo dhan.