Llibres en llengües de la Q a la Z penjats / Libros en lenguas de la Q a la Z subidos
Título: Wiil yar Amiir ah
Editor: Editions Favre SA
Lugar: Lausanna, Suíza
Año: 2010
Traductor: Abdulghani Gouré Farah
ISBN: 978-2-8289-1185-0
Waxaam ereyadaan ugu talagalay: Léon Werth.
Waxaan cafis weydiisanayaa carruurta u hibaynta aan buuggan u hibeeyay qof weyn. Waxaan haystaa cududaar dhab ah: qofkaan weyni Waa saaxiibkayga ugu wanaagsan ee aan adduunka ku leeyahay. Waxaan haystaa cududaar kale: qofkaan weyni wax kasta waa uu fahmayaa, xitaa buugaagta carruurta. Waxaan haystaa cududaar saddexaad Qofkaan weyni waxa uu ku nool yahay cariga Fransiiska oo ay qabow iyo gaajo ku hayso. Wuxuuna qofkaani si aad ah ugu baahan yahay in la samirsiiyo. Haddii intaas oo cududaar ah ay ku kaafinweydo. Waxaan si aad ah u doonayaa inaan buuggaan uu hibeeyo ilmaha uu markiisii hore ahaa qofkaan weyni. Dhammaan dadka waaweyni waxay waagoodii hore ahaayeen carruur (laakiin in yar oo iyaga ka mid ah baa welii xusuusan.)
Kolka waxaan saxayaa u hibayntayda:
Waxaam ereyadaan ugu talagalay: Léon Werth, Markii uu wiilka yar ahaa.
El somalí es una lengua afro-asiática, lo que significa que está emparentada con el árabe, el hebreo, el amárico, etcétera. Es hablado por unos 12 millones de personas principalmente en Somalia y los Estados no reconocidos de Somalilandia y Puntlandia. Asimismo también hay hablantes en otros países de la zona como Kenia, Yibuti o Etiopía. La diáspora de hablantes de somalí es un hecho que se ha agravado debido a la eterna guerra civil que sufren y que todavía está lejos de tocar fin.
El libro en cuestión ha sido publicado por Favre editions y ha visto la luz gracias a la iniciativa del coleccionista suizo Jean-Marc Probst. Leí una vez que una vez habían sacado este libro de imprenta Probst y su compañero de editorial cargaron una maleta de ruedas llena hasta arriba de pequeños príncipes en somalí. Una vez llenada la bolsa volaron hasta Somalia con los libros con la intención de repartirlos por bibliotecas y escuelas de este país devastado y fallido.