2. Somalia ham radio

2. RAADIYAHA AMITARKA SOOMAALIYEED.

SOMALIA AMATEUR RADIO LICENSE IS FOR EDUCATION AND WORLDWIDE FRIENDSHIP.

The Amateur Radio license is for individuals to further their education and self- training, to promote worldwide friendship and understanding.

Raadiyaha hiwaayad ahaanta looga shaqeeyo-shatigiisa waxaa loogu talagalay shaqsiyaadka doonaya iney aqoontooda sii korosadaanee ayagu markaasna xirfadaha raadiyaha is baraya si ay kor ugu qadaan saaxiibtiinmada caalamiga ah iyo waliba is fahamka.

SOMALIA AMATEUR RADIO LICENSE ALLOWS USE OF HAM RADIO TRANSCEIVERS.

THE AMATEUR RADIO license allows you to use a transceiver (a radio transmitter and receiver) that can operate on millions of Ham radio frequencies to communicate, experiment and build your radio station. By using certain radio frequencies it’s possible to transmit and receive messages locally, nationally, worldwide and beyond.

AMATEUR RADIO warlaliskiisa iyo qabtihiisa (waxaa loogu yeeraa warlalis, qabtayaal) waxaana ay kahawlgalikaraan malyuumaad ah hirarka lraadiyaha caawinta aadanaha. Hirarkaan waxay awoodaan inay xiriiro caalami ah iyo kuwo maxali ah (Gudaha) ah lasameeyaan caalamka intiisa kale.

ANYONE CAN BE A RADIO AMATEUR.

Amateur radio licenses are issued to any individual of any age who has successfully completed an Amateur Radio License qualifying course. This allows an individual to operate an amateur radio station in their home, car, boat, plane or anywhere else within Somalia.

Shatiyada raadiyaha hiwaa’iga ah waxaa lasiin karaa ruux kasta oo da’kasta jira kaas oo si guul ah udhamaystay koorsada baramoosida shati qaadashada amitar raadiyo. Tani waxay u ogolaanaysaa ruuxa inuu kahawlgaliyo amitar raadiyoo gurigooda gaarigooda doontooda diyaaradooda iyo meel kasta oo ah gudaha Soomaaliya.

Somalia Radio School.

Radio students with Filip Rogister ON4TA, 6O0F.

Belgium ham call sign ON4TA, Somalia ham call sign 6O0F teaching radio during his Somalia holiday.

Radio Galkayo, Somalia.

April 2007.

Photo 7.

SOMALIA AMATEUR RADIO LICENSE IS AVAILABLE TO ALL.

Those who either pass an examination or have successfully completed an approved Amateur Radio Course are able to obtain the Amateur License. There is no age limit to obtain this license.

Mawjadaha Amateur radio waxay awood uleeyihiin xiriirada gudaha dalka iyo aduunka oodhan. Kuwa ku baasa imtixaanka ama si guul leh u dhamaysta koorso la ansixiyay oo Amateur radio ah waxay awood uleeyihiin inay helaan shatiga Amateur wax da’ahna lagu xirayo helitaanka shatiga.

SOMALIA AMATEUR RADIO LICENSE IS FREE.

Somalia is the first country to allow a national amateur radio organisation to issue amateur radio licenses to qualified persons on behalf of a Government amateur radio licensing authority free of charge and for life.

Soomaaliya waa dalka kaliya ee ogolaaday in hay’ada raadiyaha amitarka ah ee dalku uu shatiyo raadiyaha amitarka ah usoo saaro dadka ayagu mutaystay ayadoo markaa lagu hadlayo maamulka shatibixinta dawladda asagoo markaas aan wax lacag ah ku xirnayn abidna shaqaynaya.

SOMALIA AMATEUR RADIO LICENSE ISSUED ON THE SAME DAY YOU PASS THE TEST.

With the system adopted in Somalia a license can be issued on the same day a student passes the course. This puts Somalia way ahead of others and a leader in the twenty first century.

Halka nidaamka Soomaaliya laga dhaqangaliyay uu sheegaayo in shatiga isla maalintaas loosoo saari karayo ardayda ku guulaysatay kooraska tani waxay dalka Soomaaliya ka dhigaysaa dalalka hogaanka ah ee qarniga 21aad.

SOMALIA AMATEUR RADIO LICENSE CAN BE SHOWN WHEN VISITING AN OVERSEAS AMATEUR RADIO LICENSING AUTHORITY. ASK IF THE QUALIFICATION ALLOWS YOU TO OPERATE AMATEUR RADIO IN THAT COUNTRY. EACH COUNTRY HAS ITS OWN RULES.

Countries that recognise the Somalia amateur radio qualification may issue Somalia amateur radio operators a foreign amateur radio operator’s license during their visit.

Wadamada dibadda ee aqoonsan baramooska raadiyaha hiwaa’iga ah ee Soomaaliya waxaa ay siin karaan hawgaliyaasha raadiyaha hiwaa’iga ah ee Soomaaliya shatiga oberatarada raadiyaha hiwaa’iga ah ee ajnabiga in ay kugada jiraan booqashadooda.

SOMALIA AMATEUR RADIO LICENSES CAN ALSO BE ISSUED TO RADIO CLUBS.

Amateur radio licenses can also be issued to radio clubs. Such clubs might be located at a school, work place, Girl Guide, Boy Scout or any other location. Such stations can only be used when a licensed radio amateur is in attendance.

Shatiyada amitar raadiyoo waxaa sidoo kale bixin kara naadiyaasha raadiyaha. Naadiyaashaas oo kale waxay ku ooli karayaan dugsi, goobshaqo ama hogaamiyaasha ururada gabdhaha iyo wiilasha ama meelo kale xarumahaas oo kale waxaa la isticmaali karayaa marka raadiye hiwaa’I ah oo la aqoonsanyahay uu ka qaybga.

Radio amateurs are individual citizens. They are known as "HAM" Helping All Mankind and womankind Radio Operators.

Hagayaasha raadiyaha amateurkuwaa shaqsiyaad muwaadiniin ah. Waxaa loo yaqaanaa Ham oo micnaheedu yahay caawiyayaasha aadamiga dhamaantiis.

Ham radio is designed to bring all people together, provide worldwide friendship and understanding and to have large numbers of people available to give volunteer help to the community in times of disaster.

Raadiyaha laga caawimo aadanaha (HAM Radiyo) waxaa loo gu sootalogalay in dadka laysugu keeno lana qaybsado saaxiibtinimo aduunkoo dhan ah iyo isfaham iyo in lahelo tiro badan oo dad ah oo laheli karayo si ay usiiyaan caawimaad isxilqaamid ah bulshada mararka lagu jiro musiibooyinka.

This radio resource is open to any person of any age (men, women and children) from any level of society that undertakes studies to qualify for the license.

Tasiilaadka raadiyaha waxaa uu ufuran yahay ruux kasta oo da’kasta ah (rag, dumar, iyo caruur) oo ka socda heer kasta oo bulshada ah kaas ooqaadaya mas’, uuliyadda barashada loogu baramoosayo shatiga.

They make friends all over the world for our country using short wave radio.

Waxay saaxiibtinimo ka kasbadaan dhamaan caalamka ayagoo markaas adeegsanayaq raadiye hir gaaban leh.

That is why this license is free in countries who want lots of HAM radio stations "on the air" to promote visits from foreign friends.

Taasina waa sababta shatiga looga madaxbaneeyey lacagta dalalka doonaya iney xarumo badan oo raadiyaha HAM ka sameeyaan isla markaasna galaan hawada si kor loogu qaado macaamilka saaxiibada shisheeye.

Countries use Amateur Radio to attract visitors, build emergency communications capability as well as train students in electronics, computer and two way radio skills for their future and current enjoyment.

Wadamadu waxay u adeegsadaan Amitar raadiyoo inay kusoo jiitaan booqdayaasha, ku dhisaana awood xiriir degdeg ah, xiiso galiyaana oo ay tababaarana ardayda iyagoo siinaya xirfado hami galinaya mustaqbalkooda.

Radio operators can help the people, the Somalia Red Crescent, the National Disaster authorities and all humanitarian, Government and non Government agencies as part of a "zero cost Internet" using the service of HAM radio operators during emergency times.

Hawl galayaasha raadiyaha waxay caawin karan dadka, ururka Bisha cas ee Soomaalida, ama ururka masiibooyinka ka hortaga ee dalka iyo dhammaan ururada gargaarka bani’aadanimo ku taxaluqa, dawlada iyo hay’adaha aan dawliga ahayn ee qeybta ka ah "enternetka aan qiimaha joogin" oo adeegsanaya adeegyada ayqabtaan hawl galiyayaasha raadiyaha Ham xiliyada lagu jiro masiibooyinka.

Somalia radio students learn how to build a radio receiver.

Mahad Jama Koronto (Radio Galkayo news editor and broadcaster) is listening to the transmitter on the home made receiver.

Filip Rogister ON4TA, 6O0F is instructing during his summer holidays in Somalia.

Radio Galkayo, Somalia.

April 2007.

Photo 8.

AMATEUR RADIO.

AMITAR RAADIYOO iyo RAADIYAHA AMITARKA.

RAADIYAHA HIWAAYADA.

"Ham radio" is a voluntary communication service that can provide the radio communication training, friendship, peace building and emergency communication capability useful to Somalia.

"HAM radio" oo loogu hawl xirir mutadawacnimo ah oo keenaya tababarada xiriirka raadiyaha, saaxiibtinimo, dhisidda nabadda iyo awooda xiriir degdeg ah oo waxtar u ah Soomaaliya. Waxaa loo yaqaanaa Ham oo micnaheedu yahay caawiyayaasha aadamiga dhamaantiis.

The amateur radio license allows worldwide two-way radio communications between licensed amateur radio operators in every country of the world for the purpose of: Shati haystaha hawl galinaya raadiyaha waxa uu u ogolaanayaa iney kula xiriiraaan kuwa kale ee kunool daafaha dunida ee ayagu wax kabartay culuunta hawl geklinta raadiyaha, ayadoo looga golleeyahay:

1. Building friendship between the citizens of all nations.

Si saaxiibtinimo looga dhex abuuro mawaadiniinta quruumaha kale,

This promotes:

  • Conflict resolution and peace building by encouraging the use of this free national radio communications to create friendships between Somalis in every village, town and clan.

  • Worldwide friendships for Somalia by encouraging the use of this free international radio communications to talk with overseas radio hams about life in Somalia.

  • Tourism when "on the air" friendships encourage overseas hams to visit Somalia.

2. Self training in radio communications.

In qof walba uu isbaro sida xirirka loogu sameeyyo raadiyaha iyo

This promotes:

  • Somalia’s national development in education, electronics, broadcasting, telecommunications and computers.

  • Somalia’s capacity building in education, broadcasting, telecommunications, electronics and computers.

3. Preparedness to provide emergency communications to the community and the nation in times of disaster.

Inuu qofku udiyaar garoobo inuu xirir deg-deg ah la sameeyo dadka iyo dalkiisa xiliyada ay asiibooyinku dhacaan.

This promotes:

  • Safety communications for car, ship, plane, outer space and walking travellers.

  • Emergency disaster communications in remote areas,

  • Emergency disaster communications when normal internet and telephone communications is overloaded, faulty or destroyed.

4. In Somalia this license also allows something not available to amateurs in other countries. The operation of an amateur hobby radio or TV broadcasting station by an individual for the purpose of self-training in broadcasting techniques using certain broadcasting frequencies outside the normal international two-way amateur radio bands.

Marka Soomaaliya loo soo laabto shatigaani waxa uu ogolaanayaa. Ku shaqeynta shati haystaha hiwaayadda uleh-raadiyaha ama xarunta war baahinta ee TV-ga oo uu markaasi qof ka shaqeynayo asgoo ku wajahan aqoon kakoror- siga farsamada saxaafadda asagoo markaasi isticmaalaya mowjado war baahineed oo ka baxsan mowjadaha uu ku shaqeeyo shati haystaha raadiyaha caadiga ah.

This promotes:

  • Development in the Somalia radio and television broadcasting sector by encouraging persons with a Somalia amateur radio license to self-train in radio and TV broadcasting techniques using special broadcasting frequencies outside the normal international two-way amateur radio bands.

  • The emergency broadcasting capability of Somalia amateur radio operators to assist the general public during a disaster when normal radio and TV stations might be destroyed.

  • The emergency broadcasting capability of Somalia amateur radio operators to assist disaster relief agencies involved with aid distribution in refugee camps, internally displaced persons camps and in humanitarian aid distribution centres. Broadcasting emergency information over existing AM/FM radio receivers or donated AM/FM radios would allow the public to better understand and participate in the orderly distribution and collection of aid

DIFFERENCE BETWEEN AMATEUR AND BUSINESS RADIO.

The goal of business radio is to build up money by facilitating the operation of an organisation.

Hadafka raadiyaha ganacsiga waa in la kasbadaa lacag siloogu fududeeyo shaqada urur qabanayo.

Amateur ham (helping all mankind and womankind) radio operators build up something else. It builds respect, friendship and skills.

Qofka ku shaqeeya raadiyaha ay leedahay HAM (caawimaada aadanahoo dhan) waxaa uu asagu kasbanayaa waxyaabo kale oo ay kamid yihiin xushmad, saaxiibnimo iyo xirfado.

A HAM Radio is a HAM radio transmitter used to Help All Mankind and woMankind.

Ham Radio is also called Amateur Radio because it is a free volunteer service and not a professional money making activity.

In Somalia the Amateur Radio hobby station license is free because unlike all other licenses issued by the Somalia Communications Authority, the Amateur Radio license is not issued to a company or a business. It is a hobby license not a money making license. Businesses and Companies use radio to make money and can recoup the license fee from their income in ONE day of operating. Some individuals have no income and most use donated equipment.

Gudaha Soomaaliya shatiga xarumaha hiwaayadda ee amitar raadyoo waa lacag la’aan maxaa yeelay lama mid aha shatiyada kale ee ay bixiso waaxda isgaarsiinta ee Soomaaliya, shatiga raadyaha amitar lama siiyo shirkad ama ganacsi. Waa shati hiwaayadeed ee ma’ahan shati lacag samaysasho, ganacsatada iyo shirgaduhu waxay isticmaalaan raadiyo si ay lacag u kasbadaan waxayna ka bixin karaan canshuurta shatiga dakhliga hal maalin shaqadeed, shakhsiguna waxba masoo gali karaan.

In 1993 - 2007 Somali people joined the only free of charge amateur radio training school in the country that welcomed anyone walking off the street.

1993 - 2007 dii dadka Soomaaliya waxaa ay ku biireen dugsiga kaliya ee tababarka amitar raadiyoo oo lacag la’aan ah oo kaqabsooma wadanka kaas oo soo dhaweeyay albaabadana ufuray ruux kasto oo jidka maraaya.

It’s the students, training to be Somali Amateur Radio Operators who are "on the air" daily inviting visitors from around the world to come to our country and help our people.

Waa ardadii tababarka amitarka raadyaha Soomaaliya hawlgalayaashooda kuwa kujira hawada oo maalin kasta ku casuumaya booqdayaasha ka imaanaya dacalada aduunka in ay yimaadaan wadankayaga ayna caawiyaan dadkayaga.

Learning how to make worldwide 2-way HF short wave ham radio friendships "on the air."

Somalia Radio students with Filip Rogister ON4TA, 6O0F at the Radio Galkayo Amateur Radio Club,

Galkayo, Somalia.

April 2007

Photo 9.

PURPOSE OF AMATEUR RADIO.

To have trained radio operators available throughout the country that can assist their community and the nation during time of emergency.

In lasameeyo koox raadiye obaraytaro ah oo diyaar kunoqota dalka gudihiisa kuwaasoo gacan siinkaraya dadkooda iyo dalkooda xiliga ay masiibooyin deg deg ah.

To be ready to help your community, the nation and the world with emergency communications in a disaster.

In diyaar loo ahaado iskuxirka tuulada qaranka iyo aduunka marka gargaar deg deg ah loo baahanyahay.

To open emergency communication capability in areas where none currently exists.

In laga furo awood is gaarsiineed oo deg deg ah goobah aysan kajirin.

To increase the knowledge and education of people through technical know how in worldwide radio communication.

In kor loo qaado aqoonta iyo wax barashada dadka baranaya isgaarsiinta radiyaha caalamiga ah.

To improve communication between villages and urban or city centres.

In kor looqaado isgaarsinta udhaxaysa tulooyinka, magaalooyika iyo caasimadaha ha.

To set up local, national & international amateur radio communications.

Inlataago raadiyaha shati haystaha ah ee caalamiga ah iyo mid dalka gudihiisa ah si ay xiriir usameeyaan.

Amateur radio can open the village to the world.

Amateur radiyoo waxaa laga furikaraa xaafad si aduunka loogula xiriiro.

Provide a way in which citizens can make friends all over the world for Somalia on the airwaves.

In lasameeyo nidaam ay muwaadiniintu xiriir saaxiibtinimo kula yeelanayan aduunka dalka Soomaaaliya ayadoo la adeegsanayo hirarka hawada.

Build friendship worldwide through "on air" radio conversations.

In ladhiso saaxiibtinimo aduunkoo dhan ah oo loomarayo wada sheekaysiga hawada.

Hams can make friends and peace for Somalia by welcoming foreign radio friends and hams from all provinces to visit their village.

Caawiyayaasha banii’aadamka waxay ka samaynkaraan Soomaaliya saaxiibo iyo nabad iyagoo soo dhawaynaya saaxiibada raadiyaha ee ajnabiga ah iyo caawiyayaasha aadanaha ee dhamaan gobolada si ay u booqdaan tuuladooda.

Enjoy learning and experimenting with radio communications equipment.

In lagu naaloodo barashada iyo tijaabinta xiriirka raadiyaha.

Organise and operate the Somalia Amateur Radio Friendship and Emergency Network (SARFEN).

In la abaabulo lana howlgaliyo jimciyad Soomaaliyeed oo raadiyahan hiwaaiga ah kushaqaysa (SARFEN).

HAM RADIO IS A HOBBY THAT CAN LEAD TO INTERESTING WORK.

Hams can become sought after by Radio and TV broadcast stations needing staff.

Hams waxaa aad loo daneyn karaa kadib marka xarumaha raadiyayaasha iyo tv-yadu marka ay shaqaale ubaahanyihiin.

Hams in Somalia have become radio, newspaper and Internet journalists or radio broadcast program producers, telephone and mobile telephone experts.

The interest to Help All Mankind and woMankind has lead many Somali hams into jobs where they can use their ham skills to help people.

In October 2004 through 2006 the Directors of 3 radio broadcast stations in Galkayo and the 2006 Chief editor in Bossaso Television were all Somalia radio hams.

Hams can set up amateur radio training schools.

Ardadayadu waxay doonayaan in ay shatiga raadiyaha ka dhisaan guryahooda qaarna waxay doonayaan in ay sameeyaan dugsiyada looga tababarto shati haysashada.

Open your own ham radio training school in a village.

In ad kafurto raadiyahaaga tababar loo yaqaan ham tuulada dhexdeeda kafurto.

Open your own electronics repair service in a village.

Marka aad xarun dayactirka qalabka elctronica -da ah aad xaafad ka furato.

Computer companies and Internet cafes may be looking for trainees.

Shirkadaha computerada iyo xarumaha enternet yada oo doonaya dad ay tababaraan.

Any job needing a good ability to speak in the English or other foreign language. This includes teaching positions, translators for foreign organisations, sales person in any shop and in all Government jobs.

Shaqo kasta oo baahan in aad awood uleedahay inaad afka ingiriiska si fiican ugu hadli karto. Arintaana waxaa ku jira shaqooyinka wax barista, inaad turjubaan unoqoto hay, ado shisheeye, qof hawlaha iibka kasameyn kara isla markaasina ka shaqeyn kara dhamaan shaqooyinka dawladda.

The 20th century brought ham radio to the space shuttle and the international space station, could it be that the 21st century will bring signals from amateur stations on Mars, the Moon and the people living in Somalia?

Qarnigii labaatanaad waxaa uu ukeenay dayax gamceedka iyo xarumaha caalamiga ah ee cirbixiyeenka raadyahaan laga caawimay aadamaha (HAM Radio) manoqon doontaa in qarniga 21aad uu keeno calaamado xarumaha shatiqaadashada ee meeraha Maaris, Dayaxa iyo dadka kunool Somaliya?

Anab Jama Omar.

Radio student and radio program producer.

Radio Galkayo, Galkayo, Somalia.

4 August 2003.

Photo 10.

Contact: Sam Voron VK2BVS, 6O0A.

Email somaliahamradio@yahoo.com