MA RABTAA INAAD GURI
Adeeg Hufan Iyo Tayo Heer-sare
ssjjs
Hadaad rabtid in aad kireesatid guri ku yaala magaalada hargeisa waad naga helaysaa, iyadoo laguu heleyo guri nooca aad doonto.
Hadii guri aad leedahay aad rabtid in laguu iibiyo, waan kuu qaban karnaa hawshaa iyadoo waliba sida ugu dhakhsaha badan aan kuugu iibin doono gurigaaga.
Hadii aad rabtid in aad kireesatid guri heer sare ah, oo kuugu yaala magaalada hargeisa, waad naga heleysaa iyadoo sida ugu dhakhsaha badana aad usoo dagi kartid.
Hadaad doonayso in aad iibsato guri diyaara, casri ah, oo nooca aad rabtid ah sida hadii aad rabtid ku cusuboo aanay cidi wali dagin iyo ku kaleba, wad naga helaysaa, iyadoo qiimuhuna mid ku raali galiya.