G/Sare Fuaad waa sarkaal sare oo ka tirsan Ciidanka Booliska Puntland. Wuxuu aqoon iyo khibrad dheer u leeyahay hoggaaminta ciidanka iyo sugidda amniga qaranka. Hiigsigiisu waa in Gobolka Nugaal uu noqdo deegaan nabad ah oo sharcigu ka sarreeyo, booliska iyo bulshaduna ay isku kalsoon yihiin."