KhadkaTalada ee Ardayda MPS

La wadaag waxyaabaha aad ka welwelsan tahay ama ka walaacsan tahay ee ku saabsan nabadgelyadaada ama tan ardayda facaa ah

Wacitaanka ama Qoraal:

(612) 416-1162

Xusuusin nabadgalyada

  • Marka aad adeegsaneyso aaladaha Google waxaad dhex galeysaa deegaan kale oo waxbarashada ah.
  • Dhammaan sharciyada MPS policies ee la xiriira xoogsheegashada, cabsi gelinta internetka, kadeedka, iyo isticmaalka daroogada, aalkolada, ama sigaar cabidda waxay quseeyaan inay ilaaliyaan ardayda iyo shaqaalaha barnaamijka internetka.
  • Xusuusnow inaad qaadato go'aanno wanaagsan oo aad u dhaqanto sida ugu habboon ee aad uga mid noqon lahayd xubnaha bulshada ee mas'uulka ah.
  • Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis waxay la socon doonaan sheekaysiga iyo qoraalada lagu dhejinaayo ama waxyaabaha aan habooneyn waxayna dabagal ku sameyn doontaa markii loo baahdo.

Eeg Tilmaanta tixraaca Degdegga ah iyo Tilmaamaha Qalabka Ardayga ee MPS - Macluumaadkaas oo ku qoran afafka Ingiriisiga, Isbaanishka, Soomaaliga iyo Hmong