Somalian Language Core Values

Eko Theatre waa urur fan iyo farshaxaneed ee madaxbanaan loona dhisay ka qaybgalka mushruucyada fanka iyo farshaxanka.

Qiimaha uu Eko Theatre ku dhisan yahay

Kotahitanga Ka apiti hono hei tatai hono.

Eko waxaay aaminsan yihiin dhisidda iyo koritaanka qofka iyo xiriirka ay dadka kale la leeyihiin.


Kaitiakitanga He kokonga whare, e kitea. He kokonga ngakau, kore e kitea.

Eko waxay fududeeyaan fursaddii laysku weydaarsan lahaa kala duwanaashada.


Whakapono Whaia te iti kahurangi kit e tuohu koe, Me he maunga teitei.

Eko waxaay raadiyaan sidii wanaag iyo xaq ay ku gaari lahaayeen meelo sare.


Manaakitanga Nau te rourou, Naku te rourou ka or ate manuhiri.

Eko waxaay suuro geliyaan isweydaarsiga aqoonta, farshaxanka, iyo qalaba si looga wada faa’iideysto.


Rangatiratanga Ko koe ki tena, ko ahau ki tenei kiwai o te kete.

Eko waxay badi dadka u horkacaan, caawiyaan lana shaqeeyaan oo ay ku dhiiri geliyaan, sidii ay wadajir isku gacan qaban lahaayeen.


Respect Na te hiahia kia titiro, a, ka kite ai tatou te mutunga.

Eko waxaay aaminasan yihiin in ay hirgaliyaan oo ay isticmaalaan sidii loo kordhin lahaa is xushmeynta.

Iyadoo lix daan qodob ay ku dhisan tahay shaqada Eko Theatre ayaa haddana waxaan dooneynaa in goor kasta la codeeyo haddii ay jirto fikrado kala duwan isla markaasna la dhiiri geliyo maskaxda furan. Waxaan soo dhoweyneynaa in faallo nalagu soo kordhiyo iyo haddii aad dooneyso ka qayb galka barnaamijkan.

Comments