Qore: Bob  (Geschreven door: Bob)
 
jumlooyin

(zinnen)
   
                 
 
jumlooyin isku turjuman
(vertaalde zinnen)
 
 
Lambarkaaga halkan ka qaado. Fasax bay ku maqanyihiin. Trek hier uw nummer. Ze zijn op vakantie.
Kaad rabto waad dooran kartaa. Telefoon aa dhacayaa. U kunt kiezen welke u wilt. De telefoon gaat.
Telefoonkan yaa iska leh? Adiga ma iska leh? Maya. Van wie is die telefoon? Van jou? Nee, hoor!
Ii sheeg haddeey khalad kujirto. Waa isugu kay mid. Vertel het me als er een fout in zit. Het maakt mij niet uit.
Ma ka heshaa rootiga? Waa ayo? Vind je het brood lekker? Wie is dat?
In aad baxdid aad rabtaa baan u malaynayaa. Volgens mij heb jij zin om weg te gaan.
Yaad meeshaan u timid? Axmed aan u imaadey. Voor wie kom je hier? Ik kom voor Ahmed.
Buuxi! Kuma ogeyn in aad kaamka joogto. Vul in! Ik wist niet dat je in het AZC was.
Halkee baad jirtay? Suuqa mise guriga? Waar ben je geweest? In de stad of thuis?
Maxaad mashquul ku tahay? Taasi waa sir! Wax ma jira? Waar ben je mee bezig? Dat is een geheim! Is er wat?
Halkeed isku barateen? Waan ogahay. Waar hebben jullie elkaar leren kennen? Dat weet ik.
Maxaad jeceshahay in aad ka hadashid? Diyaar ma u tahay? Waar wilt u het over hebben? Ben je er klaar voor?
Halkeed deggantahay? Meel dhow? Soco! (faddal) Waar woon je? Hier vlakbij? Gaat uw gang!
Wiilkaaga halkuu degganyahay? Iyo gabadhaada? Maxaa dhacay? Waar woont uw zoon? En uw dochter? Waarom niet?
Maxaad saas u samaysay? Maxaad ka fikiraysaa? Waarom deed je dat? Waar denk je over na?
In yar i sug! Weli diyaar ma ihi! Shan xabbo ma i siin kartaa? Wacht even! Ik ben nog niet klaar! Vijf stuks alstublieft!
Maxay u jedaan? Waxba kama fahmayo! Wat bedoelen ze? Ik begrijp er niets van!
Maxay ka dhigantahay? Waxay ka dhigantahay... Wat betekent dat? Dat betekent…
Maxaad samaynaysaa? Ha xanaaqin! Halkeed joogtaa hadda? Wat doe jij? Niet boos worden! Waar ben je nu?
Maanta maxaad samaynaysaa? Waxba ma samaynayo maanta. Wat ga je doen vandaag? Ik ga niets doen.
Suuqa muxuu ka doonay? Wax u ka soo iibsanayey. Wat ging hij in de stad doen? Hij ging iets kopen.
Maxaad soo iibisay? Tus bal! Muxuu yiri? Wat heb je gekocht? Laat eens zien! Wat zegt hij?
Maxaa jira? Ma fahmaysid miyaa? Dhib ma leh! Wat is er? Begrijp je het niet? Geeft niet!
Lambarka bangigaaga waa kee? Soo qor! Wat is uw rekeningnummer? Schrijf maar op!
Maxaan samayn karaa? Ma ogi. Wat kan ik doen? Ik weet het niet.
Waxaan rabaa in aan iyaga halkan keeno ee maxaan sameeyaa? Wat moet ik doen om ze hierheen te halen?
Sideey kula tahay? Way ila fiicantahay! Wat vind jij ervan? Ik vind het leuk!
Maxaad dareemaysaa? Marmar waan dayoobaa. Wat voel je? Ik voel me soms duizelig.
Maxaad rabtaa in aad i weydiistid? Taa waan ogahay. Wat wilt u me vragen? Dat weet ik.
Maxaad tiri? Ma ku maqli karo. Teed sheegaysaa? Wat zegt u? Ik kan u niet horen. Welke bedoelt u?
Maxaa kujira? Waxba ma kujiro! Saaxiib, sideed tahay? Wat zit erin? Er zit niets in! Hoe is het, vriend?
Waan is baranney. Luuqadda waad i bartaa. We hebben elkaar leren kennen. Je leert me de taal.
Waan is wada naqaana. Cinwaankaaga ii sheeg. We kennen elkaar allemaal. Wat is uw adres?
Is ma fahmi karno. Hadhow way imaanaysaa. We kunnen elkaar niet begrijpen. Ze komt straks.
Wiikendhiiga soo socdo ayaan is arkaynaa. Maxaad raadinaysaa? We zien elkaar volgend weekend. Wat zoekt u?
Ma hubtaa? Maya, ma hubo! Kan mise kaas? Weet je het zeker? Nee, ik weet het niet zeker! Deze of die?
Keed rabtaa? Kan yar mise kan weyn? Waad soo heshay? Welke wil je? Die grote of die kleine? Je hebt het gevonden.
Waxan yaa qoray? Aniga ma aha. Wie heeft dat geschreven? Ik niet.
Yaa ku xiga? Adiga, marwo? Wie is er aan de beurt? U, mevrouw?
Digaag baan cunaynaa, iyo bariis iyo khudaar. Sideed ku ogaatey? Wij eten kip met rijst en groente. Hoe weet je dat?
Waan seexanaynaa, 7da ayaan soo kacaynaa. Wij gaan slapen, om 7 uur staan we op. 
Ma rabno in aanu mar kale ku aragno. Ik ben boven. Wij willen je niet meer zien. Ik ben boven.
Tartiib ma u hadlikartaa? Hadalkaaga waad boobsiisaa! Wilt u langzamer spreken? U praat erg snel!
Ma kuugu talagalaa in aad i timaado? Haa igu talagal! Zal ik erop rekenen dat je komt? Ja, doe maar!
Haddaan xoog u qayliyo, way i maqlayaan. Ze horen me als ik hard schreeuw.
Waxay iibsanayaan labo kiilo bariis. Waa iga dhab! Sug! Ze kopen twee kilo rijst. Ik meen het! Wacht!
Way oyaysaa, sababtoo ah way murugaysantahay. Saas miyaa? Zij huilt, omdat ze verdrietig is. Is dat zo?
Ma kala tagteen? Waan ku sheegay. Zijn jullie uit elkaar gegaan? Dat heb ik je verteld.
Saaxiibadii gurigeeday aadaysaa. Hoos aan aadayaa. Zijn vriendin gaat naar huis. Ik ga naar beneden.