Qore: Bob  (Geschreven door: Bob)
 
jumlooyin

(zinnen)
   
                 
 
jumlooyin isku turjuman
(vertaalde zinnen)
 
 
Gabadhaas midii lagu barey miyaa? Is dat het meisje aan wie je bent voorgesteld?
Ma suurtagal baa? Mise ma aha? Telefoonkii aa demsanaa. Is dat mogelijk? Of niet?  De telefoon was uit.
Ma daqiiq baa laga sameeyey? Guri baan raadinayaa. Is dat van meel gemaakt? Ik zoek een huis.
Ma run baa? Ma rumaysanayo! Haa, waa sax. Is dat waar? Ik geloof het niet! Ja, dat klopt.
Booskan miyuu bannaanyahay? Maya, iga raalli ahoow! Is deze plaats vrij? Nee, sorry!
Intaas miyeey kuugu filantahay? Telefoonkii aa demsanaa. Is dit genoeg voor je? De telefoon was uit.
Dukaan ma jiraa meelahaan? Meeqay yihiin? Is hier een winkel in de buurt? Hoeveel zijn het er?
Waad u soo turjumaysay. Aaminaa kuu baahnayd. Je hebt voor hem vertaald. Amina zocht je.
Bas baad ku tegikartaa. Je kunt er met de bus naartoe gaan.
Waqtigaad jeceshahay waad imaan kartaa. Je kunt langskomen wanneer je wilt.
Waddadan lama mari karo. Warqad aa la i soo tuuray. Je mag niet over die weg gaan. Ik heb een brief gekregen.
In aad lacag bixisaa waa qasab. Je moet betalen. Dat is verplicht!
Waxaad cunaysaa rooti , ma ka heshaa rooti? Inta imaw! Jij eet brood, vind je dat lekker? Kom hier!
Maalin kasta halkan ma imaanaysid. Maxaa dhacay? Jij komt niet elke dag hier. Waarom niet?
Xafladdaada aad bay u fiicnayd! Wax dhib ah ma jirto. Jouw feestje was heel leuk! Er is niets aan de hand.
Biyaad cabbaysaan. Isaguna wuu oommanyahay. Jullie drinken water. Hij heeft ook dorst.
Waad cunaysaan. Aniga ma aha, isagana ma aha. Iska jir! Jullie eten. Ik niet. Hij ook niet. Pas op!
Maalin kasta akhbaartaad dhegeysataan. Jullie luisteren elke dag naar het nieuws.
Pin miyaan u bixin karaa lacagta? Kan ik met mijn pinpas betalen?
Hadda lacag miyaan qaadan karaa? Maya, berri! Kan ik nu geld opnemen? Nee, morgen pas!
Magaaladdan dad ma ka taqaana? Istaag! Ken je mensen in deze stad? Ga staan!
Ma i taqaana? Aniga waan ku aqaanayee! Soo gal! Ken je mij? Ik ken jou wel! Kom binnen!
Maad nala cashaynaysaa? Waan ku sugaynaa! Kom je bij ons eten? We wachten op je!
Intaad baxdid noo soo mar! Kom voordat je weggaat nog even bij ons langs!
Ma akhrin kartaa? Ma qori kartaa? Waad mahadsantahay! Kun je lezen? Kun je schrijven? Dank je wel!
Ma i raacikartaa? Miyaad istaqaanaan? Kun je met me meegaan? Kennen jullie elkaar?
Warqaddan ma i turjumi kartaa? Kunt u deze brief voor mij vertalen?
Ma i sharrixi kartaa? Waa hooyadiis. Kunt u het mij uitleggen? Dat is zijn moeder.
Ma i soo wici kartaa haddeey jirto wax cusub? Kunt u mij bellen als er nieuws is?
Warqaddan ma i siin kartaa? Ammaan i sii! Kunt u mij dat papier geven? Laat me met rust!
Ma i caawin kartaa? Ma farageliyo. Kunt u mij helpen? Ik bemoei me er niet mee.
Miyaad nagu caawin kartaa? Qof baan u baahannahay! Kunt u ons helpen? We hebben iemand nodig!
Iska dhaaf! Isaga buu i caawinayee. Sigaar maad cabtaa? Laat maar! Hij helpt mij wel. Rookt u?
Ila soo socodsii markaad imaanaysid. Aduunkoo dhan. Laat me weten wanneer je komt. De hele wereld.
Markii hore akhri warqadda ku qoran sida loo isticmaalo! Lees eerst de gebruiksaanwijzing!
Kabahan miyaan isku qiyaasi karaa? Guriga ma joogto. Mag ik deze schoenen passen? Ze is niet thuis.
Ma yara eegeegikaraa? Dhibaato ma leh! Mag ik even rondkijken? Geen probleem!
Wax ma ku weydiin karaa? Haa, dabcan! Mag ik u wat vragen? Ja, natuurlijk!
Odaygayga Soomaliyuu jira. Way fogtahay taas. Mijn man is in Somalie. Dat is ver weg.
Wiilkayguu wuu imaanayaa berri. Waad istaqaanaan. Mijn zoon komt morgen. Jullie kennen elkaar wel.
Maya, ma ku arkin. Ey ma qabtaa? Nee, ik heb jou niet gezien. Heeft u een hond?
Maya, qofna ma ka aqaano meeshaan. Halkeed jiifatey? Nee, ik ken hier niemand. Waar heb je geslapen?
Berri keen warqaddi! Ha iloobin! Neem die brief morgen mee! Niet vergeten!
Ha samaynin! Ma ku yaqaano! Halkeed tagaysaa? Niet doen! Hij kent jou niet! Waar ga je heen?
Waa qaybtee taasi? Qaybtan. Op welke afdeling is dat? Op deze afdeling.
Soo dhaqso! Waqti badan ma hayno! Schiet op! We hebben weinig tijd!
Iga raalli ahoow! Gurigayga kombyuutar kuma yaalo. Sidaad daraadeed.. Sorry! Ik heb thuis geen computer. Daarom…
Nabad gelyo! Wiigga soo socdo aan isarkaynaa. Tot ziens! We zien elkaar volgende week.