Booliska ayaan wacayaa. Waan cabsanayaa.
Ma i arkaysid. |
Ik bel de politie. Ik ben bang!
Je ziet me niet. |
Afarta ayaan dib kuu soo wacayaa. Sheeg waxaad doonayso! |
Ik bel u om vier uur terug. Zegt u het maar! |
Waan kuugu faraxsanahay in aad shahaado qaadatey. |
Ik ben blij voor je dat je een diploma hebt gekregen. |
Shalay waxaan aadey iskuulka. |
Ik ben gisteren naar school geweest. |
Waan daalanahay.
Lambarkayga waa tana. |
Ik ben moe. Dit is mijn telefoonnummer. |
Guri aan raadinayaa. Maxaad ka cabsanaysaa? |
Ik ben op zoek naar een huis. Waar ben je bang voor? |
Khalad baan garaacay. Waan baxayaa. |
Ik ben verkeerd verbonden. Ik ga weg. |
Qof kale baan ku moodayey. |
Ik dacht dat je iemand anders was. |
Waxaan moodayey in aad
wax i soo watey. |
Ik dacht dat je iets voor mij meegenomen had. |
Waan u malaynayaa. Waay fogtahay taas. Way kaa dheertahay. |
Ik denk het. Dat is ver weg. Het is ver weg voor je. |
Beeterigaan dulsaarayaa. Sabab? |
Ik doe de batterij erbovenop. Waarom dan? |
Waxba ma samaynayo,
sababtoo ah ma rabo in aan wax sameeyo. |
Ik doe niets, omdat ik niets wil doen. |
Biyo baan cabbayaa,
sababtoo ah waan oomanahay. Waa run. |
Ik drink water, omdat ik dorst heb. Dat is zo. |
Maalin kasta iskuulkaan aadaa. Waa qasab! Sidaas u wad! |
Ik ga elke dag naar school. Dat moet! Ga zo door! |
Waan fariisanayaa ee xageen fariistaa? |
Ik ga zitten, maar waar moet ik zitten dan? |
Tusaale kale ayaan kusiinayaa. Waan ku sugayaa. |
Ik geef je een ander voorbeeld. Ik wacht op je. |
Qofna lacag ma u dhiibo. Baaskiilkayga aan soo qaadanayaa. |
Ik geef niemand geld. Ik pak mijn fiets. |
Telefoonka aan guriga uga soo tagay, sidaas aan kaaga qaban waayee. |
Ik had mijn telefoon thuisgelaten, daarom nam ik niet op. |
Ma u malaynaynin in ay adiga tahay. Soo qaad! |
Ik had niet gedacht dat jij het was. Neem mee! |
Carruurtayda(5)
Soomaliya ay joogaan. Boos ma i haysaa? |
Ik heb 5 kinderen in Somalië. Heeft u een plaats voor mij? |
Waan soo adeegtay. Waa inoo mar kale! |
Ik heb boodschappen gedaan. Tot volgende keer! |
Haddayay iimeelkaaga waan helay. |
Ik heb
daarnet een email van jou ontvangen. |
Lacag ma hayo, laakiin waa in aan lacag bixiyo. |
Ik heb geen geld, maar ik moet betalen. |
Waan maqley waxaad dhahdey. Waan ogahay! |
Ik heb gehoord wat jij zei. Dat weet ik! |
Waxaan maqley in aad halkan deggantahay. Waan u socdaa. |
Ik heb gehoord, dat je hier woont. Ik ga ernaartoe. |
Meeshaan aan kuugu arkay shalay. Guri baan raadinayaa. |
Ik heb je gisteren hier gezien. Ik zoek een huis. |
Weli ma wada akhrinin. Kayga waan soo qabsanayaa. |
Ik heb nog niet alles gelezen. Ik pak de mijne. |
Gurigayga koonbiyuutar ma yaalo. Maxaad cabbaysaa? |
Ik heb thuis geen computer. Wat wilt u drinken? |
Ma ku maqlayee! Waxaan kaa daynsaday lacag. |
Ik hoor u niet! Ik heb geld van jou geleend. |
Waan ku jeclahay! Adigana ma i jeceshahay? |
Ik hou van jou! Hou je ook van mij? |
Waxba ma samayn karo! Waxaan ku siinayaa qalin. |
Ik kan niets doen! Ik geef jou een pen. |
Waan ku fasirayaa. Si
fiican i dhegeyso! Ma fahansantahay? |
Ik leg het je uit. Luister goed! Begrijp je dat? |
Beri waa inaan maxkamadda tago. |
Ik moet morgen naar de rechtbank. |
Waa in aan dhakhtarka aado! Waan ku raacayaa! |
Ik moet naar de dokter! Ik ga met je mee! |
Taas ma jecli. Wuu khalkhallay. |
Ik vind dat niet leuk. Hij is in de war. |
Ma ogi. Adiga ma ogtahay? Waxaan ma rabo! |
Ik weet het niet. Weet u het? Ik wil dat niet! |
Waan diidey in aan guriga aado. |
Ik weigerde om naar huis te gaan. |
Kaash in aan u bixiyo aan rabaa. Ma suurtagal baa? |
Ik wil graag contant betalen. Kan dat? |
Armaajadan aan rabaa. Maxaad rabtaa in aad noqotid? |
Ik wil graag die kast. Wat wil je worden? |
Ballan baan rabaa in aan samaysto. Ii geey! |
Ik wil graag een afspraak maken. Breng me erheen! |