Qore: Bob  (Geschreven door: Bob)
 
jumlooyin

(zinnen)
   
                 
 
jumlooyin isku turjuman
(vertaalde zinnen)
 
 
Waa shanti iyo shan iyo labaatan. Waa in aad baxdid! Het is vijf voor half zes. Je moet weg!
Kininkan sidiisa ku liq! Het medicijn geheel doorslikken.
Waan ka xumahay! Ma ku caawi karin. Maxaad ka qoslaysaa? Het spijt me! Ik kan je niet helpen. Waar lach je om?
Waa dad fiican. Hore maad u ogeyn? Het zijn leuke mensen. Wist je dat niet?
Wuxuu soo dhammaystay koorskii. Asxaab baan yeeshay. Hij heeft die cursus afgemaakt. Ik heb vrienden gemaakt.
Wax buu soo dabcay. Berri iskuulkaan aadayaa.
Hij heeft iets geprint. Morgen ga ik naar school.
Shaqo uu ku maqanyahay. Halkuu ka shaqeeyaa? Hij is naar zijn werk. Waar werkt hij dan?
Maalin kasta wuu i dhibaa. Maad ogeyn? Hij valt me elke dag lastig. Wist je dat niet?
Wuu i dhibayaa! Musqusha ayaan aadayaa. Hij valt me lastig! Ik ga naar het toilet.
Wuu ku arkayaa, wuuna ku salaamayaa. Waa in aan meel tago. Hij ziet jou en zegt je gedag. Ik moet ergens heen.
Meeqa weeye kan? Aad u qaali badan. Labo xabbo! Hoe duur is deze? Heel erg duur! Twee stuks!
Sideed tahay? Xaaskaaga ka waran? Hoe gaat het? En hoe gaat het met je vrouw?
Sideey  u dhici kartaa? Ma fahmin. Isagana wuu imaanayaa. Hoe kan dat? Dat begrijp ik niet. Hij komt ook.
Meeqa sano baad Holland joogtaa? Way dhimatay. Hoe lang bent u in Nederland? Zij is overleden.
Sideey kula yihiin kabahan? Ii kale! Hoe vindt u deze schoenen? Kom bij mij!
Kaas meeqa weeye? Way badantahay taas. Hadda laga bilaabo… Hoeveel kost die? Dat is veel. Vanaf nu…
Waan fahamey. Meeshaan tareen ma soo maro. Ik begrijp het. Hier komt geen trein langs.
Ma fahmin waxaad tiri. Imisa somkor ah? Ik begrijp niet wat u zegt. Hoeveel suiker?
Booliska ayaan wacayaa. Waan cabsanayaa. Ma i arkaysid. Ik bel de politie. Ik ben bang! Je ziet me niet.
Afarta ayaan dib kuu soo wacayaa. Sheeg waxaad doonayso! Ik bel u om vier uur terug. Zegt u het maar!
Waan kuugu faraxsanahay in aad shahaado qaadatey. Ik ben blij voor je dat je een diploma hebt gekregen.
Shalay waxaan aadey iskuulka. Ik ben gisteren naar school geweest.
Waan daalanahay. Lambarkayga waa tana. Ik ben moe. Dit is mijn telefoonnummer.
Guri aan raadinayaa. Maxaad ka cabsanaysaa? Ik ben op zoek naar een huis. Waar ben je bang voor?
Khalad baan garaacay. Waan baxayaa. Ik ben verkeerd verbonden. Ik ga weg.
Qof kale baan ku moodayey. Ik dacht dat je iemand anders was.
Waxaan moodayey in aad wax i soo watey. Ik dacht dat je iets voor mij meegenomen had.
Waan u malaynayaa. Waay fogtahay taas. Way kaa dheertahay. Ik denk het. Dat is ver weg. Het is ver weg voor je.
Beeterigaan dulsaarayaa. Sabab? Ik doe de batterij erbovenop. Waarom dan?
Waxba ma samaynayo, sababtoo ah ma rabo in aan wax sameeyo. Ik doe niets, omdat ik niets wil doen.
Biyo baan cabbayaa, sababtoo ah waan oomanahay. Waa run. Ik drink water, omdat ik dorst heb. Dat is zo.
Maalin kasta iskuulkaan aadaa. Waa qasab! Sidaas u wad! Ik ga elke dag naar school. Dat moet! Ga zo door!
Waan fariisanayaa ee xageen fariistaa? Ik ga zitten, maar waar moet ik zitten dan?
Tusaale kale ayaan kusiinayaa. Waan ku sugayaa. Ik geef je een ander voorbeeld. Ik wacht op je.
Qofna lacag ma u dhiibo. Baaskiilkayga aan soo qaadanayaa. Ik geef niemand geld. Ik pak mijn fiets.
Telefoonka aan guriga uga soo tagay, sidaas aan kaaga qaban waayee. Ik had mijn telefoon thuisgelaten, daarom nam ik niet op.
Ma u malaynaynin in ay adiga tahay. Soo qaad! Ik had niet gedacht dat jij het was. Neem mee!
Carruurtayda(5) Soomaliya ay joogaan. Boos ma i haysaa? Ik heb 5 kinderen in Somalië. Heeft u een plaats voor mij?
Waan soo adeegtay. Waa inoo mar kale! Ik heb boodschappen gedaan. Tot volgende keer!
Haddayay iimeelkaaga waan helay. Ik heb daarnet een email van jou ontvangen.
Lacag ma hayo, laakiin waa in aan lacag bixiyo. Ik heb geen geld, maar ik moet betalen.