jumlooyin
(zinnen)
|
jumlooyin isku turjuman (vertaalde zinnen)
|
Markaad rabtid in aad dhahdo…. Caawa ma imaan karo. |
Als je wilt zeggen…. Ik kan vanavond niet komen. |
Waad ku mahadsantahay warqaddi aad i soo dirtay! |
Bedankt voor de brief die je me gestuurd hebt! |
Ma fahaantey? Aad bay u adagtahay! |
Begrijp je? Het is erg moeilijk! |
Mashquul maad tahay? Waqti ma i haysaa? |
Ben je bezig? Heb je tijd voor mij? |
Meeshaas iskuul waan ku soo dhigtay. Ii maadan sheegin. |
Daar heb ik op school gezeten. Dat heb je me niet verteld. |
Wax baad ka faa'iidaysanaysaa. Waan ogahay in ay runtahay. |
Daar heb je wat aan! Ik weet dat het waar is. |
Taas waan ka hadalney. Ma waalantahay? |
Daar hebben we het over gehad. Ben je gek? |
Ragga iyo dumarka, i dhagayso! Taasi waa isla mid. |
Dames en heren, luister naar mij! Dat is hetzelfde. |
Mahadsanid! Adaa mudan! Ha is martyaynin! |
Dankuwel! Graag gedaan! Doe alsof je thuis bent! |
Waa gabar miskiin ah oo afholandees ku hadasho. |
Dat is een lief meisje dat Nederlands spreekt.
|
Shaqadaada ma aha! Farahaaga ha ka gelin! |
Dat is niet uw zaak! Bemoei je er niet mee! |
Kininkan caloosha looma isticmaalo. Ma ogtahay? |
Dat medicijn is niet voor de maag. Weet je dat? |
Badanaa looma isticmaalo. |
Dat wordt meestal niet gebruikt. |
Dadkan waa asxaabtayda. Way kuu yaqaanaan. |
Dat zijn mijn vrienden. Ze kennen jou wel. |
Bahaasha qashinka lama isticmaalo. Sida aad ogtahay… |
De vuilnisbak wordt niet gebruikt. Zoals u weet… |
Talajaddan aan rabaa in aan soo gato. Waa hubaal. |
Die koelkast wil ik graag kopen. Dat is zeker. |
Furahan waxaa loogu talagalay in loogu furo baaskiil. |
Die sleutel is ervoor om een fiets open te maken. |
Kan waa digniin. Iska jir! Soo fadhiiso! |
Dit is een waarschuwing! Let op! Ga zitten! |
Kan, tan, kaas, taas, kuwaan. Aaminaa kuu baahnayd! |
Dit,dat,deze,die. Aamina had je nodig! |
Walaalkaa igu salaan! Wuu i yaqaana! |
Doe de groeten aan je broer! Hij kent mij wel! |
Saddex jeer maalintii. Kininigan way fiicanyihiin. |
Drie maal daags. Dit zijn goede medicijnen. |
1aad,2aad,3aad, iyo wixii la mid ah. Waan ku raacayaa! |
Eerste, tweede, derde, enzovoort. Ik ga met je mee! |
Magac gaar ah Soomali ahaan kuma leh. Ma dhici karto, ma soconayso. |
Er is geen woord voor in het Somalisch. Dat kan niet. |
Waxaa lagu daray sonkor. Suuqa ma aadaysaa? |
Er is suiker aan toegevoegd. Ga je naar de stad? |
Labo bas ayaa soo maraa meeshaan. Ayaan baa i kaa weydiisay. |
Er komen hier twee bussen langs. Ayaan vroeg naar jou. |
Bangiggayga weli lacag ma ku jirto. |
Er staat nog geen geld op mijn rekening. |
Ma jirin cid luuqaddayda yaqaano. |
Er was niemand die mijn taal kende. |
Dad isu eg aa jiraan. Meel kasta aan aadi jiray. |
Er zijn mensen die op elkaar lijken. Ik ging overal naartoe. |
Dad ayaa Ter Apel laga keenay. |
Er zijn mensen vanuit Ter Apel hierheen gebracht. |
Laba kale ayaa kaa horreeyaa. |
Er zijn nog twee wachtenden voor u. |
Ha isku aadin! Si kastaba haa ahaatee. Ma dabaali kartaa? |
Ga er niet heen! In elk geval. Kunt u zwemmen? |
Sii wad! Dadaal! Nasiib wanaagsan! Amsterdam ma aadaysaa? |
Ga verder! Doe je best! Succes! Ga jij naar Amsterdam? |
Dhaqso! Waan degdegsanahay! Magac dambe. |
Gauw, snel, vlug! Ik heb haast! Achternaam. |
Taariikhda dhalashada. Meeshaad deggantahay. Magac hore. |
Geboortedatum. Woonplaats. Voornaam. |
Warqaddi ma siidaataa hadda? Ku celi waxaad dhahdey! |
Heb je die brief nu bij je? Zeg het nog eens! |
Ma i aragtey? Aniga waan ku arkay! |
Heb je mij gezien? Ik zag jou wel! |
Guri miyuu leeyahay? Guri weyn miyaa? |
Heeft hij een huis? Een groot huis? |
Warqaddi ma sidaataa hadda? Ma qabno. |
Heeft u dat papier nu bij zich? Dat hebben we niet. |
Famili maad Holland ku leedahay? Tuuladan baan asxaab ku leeyahay. |
Heeft u familie in Nederland? Ik heb vrienden in dat dorp. |
Ma maqlaysay wuxuu dhahayey? Maya, wuu maqanyahay. |
Heeft u gehoord wat hij zei? Nee, hij is weg. |
Wax intaa ka yar ma haysid? Ma i raacaysaa? |
Heeft u het niet kleiner? Ga je mee? |
Dhabarxanuun ma lahayd? |
Heeft u nog last van uw rug gehad? |
Maanta ayaa lacagta bangiggaaga loogu shubanayaa. |
Het geld wordt nu op uw rekening gestort. |