Cusub (nieuw):
Jumlooyin 4, 5


 


 
 
 
 
Op elke pagina van deze website staat een link
naar de Nederlandse vertaling van die pagina.
Veel leesplezier!

Kusoo dhowaada Website-kayaga.
 
Website-kani wuxuu ku lamaan yahay buugga
'Ku soo dhowow Nederland'. Buuggaas waxaa
ku qoran waxyaabo wanaagsan oo xiise leh oo
Nederland ku saabsan. 
 
Website-kan waxaa lagusii qori doonaa
cutubbada buuggaas. Mar dhow cutubbo kale
ayaa lagu dari doonaa. Sidaa daraadeed
booqashaadaada website-kan sii wad!
 
Buugga iyo website-kan labadaba waa la
sameeyey, waayo waxaanu jecellahay inaad
Nederland kusoo dhowaatid!
 
______________________________________
 

Welkom op onze website!

 

Deze site hoort bij het boekje 'Ku soo dhowow

Nederland' ('Welkom in Nederland'). Dat boekje

bevat leuke en interessante informatie over

Nederland.  

 

Op deze website  zijn de hoofdstukken uit dat 

boekje verder aangevuld. Binnenkort worden

er nieuwe hoofdstukken aan toegevoegd.

Deze website blijven bezoeken dus!

 

Zowel het boekje als deze website zijn

gemaakt, omdat we graag zien dat ook jij

je in Nederland WELKOM voelt!


Ku Soo Dhowow Nederland is een project van Stichting Meer dan Welkom