Somali


U codee Xisbiga DFL ka doorashada dhacaysa Talaadada 6 November.

 
Xisbiga DFL ku wuxuu u taaganyahay waxaad aaminsantahay. Waxaan taageerraa:
  • Caafimaadka oo laga dhigo in uu qof kasta awoodi karo
  • Waxaan horay ugu istaagnay in aan wax ka qabano arinta
  • xawaaladaha. Haddana waxaan ka shaqeeyna xalintooda
  • Ka hortagidda iyo daaweynta aatisamka (autism)
  • Waxbarasho qiimo leh
  • Guryo dadka leh & kuwa kireeystaba ay awoodi karaan
  • Difaacida xuquuqda bini’aadamka & xoriyadda muwaadinka.
XANNIBIDDA CODAYNTA – KU CODEE MAYA
Isbadelka ku dhacaya shati (MN ID) lagu xidho codeeyahu wuxuu iyadoon loo baahnayn baa 
bi’inayaa qaabkaynu u codayno oo ugu fiican wadanka. Wuxuu ka ilaalinayaa dadka waawayn
iyo dadka laga awooda roon yahay (people of color) ee reer Minnesota inay codeeyaan, wuxuuna
meesha ka saarayaa isdiiwaangalinta maalinta doorashooyinka ee aan hada xaq u leenahay. In
dastuurka la bedelo si muwaadiniinta sharciga raaca ee reer Minnesota loogu adkeeyo inay
codeeyaan waa khalad! http://seiumn.org/somali/

Cayimida Guurka- Maya Ku Codee!

Guurku wuxuu ku salaysan yahay jacayl iyo  isu dibrid bixid iyo waliba awooda aad qoyskaaga ku
difaacanaysid. Xataa hadaad ka soo horjeedo khaniisnimada, isbadalkani wax sharci ah mabadalayo.
Hadaad taageerto inuu qofku xaq u leeyahay doorashada qofkuu jecel yahay, isbadalkani wuxuu
dastuurkeena u ogalaanayaa inay dawladdu faragaliso.
Wixii su’aalo ah ama hadaad rabto in tegidda rugta cod bixinta lagaa caawiyo, la xidhiidh Mustafa 612-636-9165

WATCH ILHAN OMAR discuss the two amendments and other election issues on BelAhdan. (In English)

Please support these other DFL candidates
Eden Prairie:
Laurie McKendry, Yvonne Selcer, Tori Hill
Edina & Bloomington: Melisa Franzen
Cedar-Riverside Minneapolis: Kari Dziedzic, Phyllis Kahn


President Obama, Senator Klobuchar, Congressman Ellison
Wixii su’aalo ah ama hadaad rabto in tegidda rugta cod bixinta lagaa caawiyo, la xidhiidh Mustafa 612-636-9165


Comments