Wa yaabe ninkan la qalanayo, oo la karsanayo weligaa ma aragtay, mase maqashay?

Bal ninkan ay kooxdani qalanayso oo karsanayso oo ay cadcad u jarayaan iyagoo middiyo fara badan la yaacaya waxanna helay 22-07-2009 ee bal
Riix Halkaan.

Waa Xaawo Xuseen Cali=gurey oo ah magaca asalka ah ee ay ka soo jeeddo magaalada caanka ah ee Buuloxaawo, ama Beledxaawom maasha-allaah !!

haddaba ka bogo Haweeneydan soomaaliyeed ee ilaahey nasiibka u siiyey in ay hesho magacaas weyn ee sharafta leh, iyada oo aan bixin wax qarash ah, laaluushna aan ku bixin doorasho  Riix Halkan.

onlineHaddii  aad ku  daashay adduunyada & hawlaheeda bal kaalay oo ku naso, tusaalena ka sii dhigo muuqaal u eg  jannadii aakhiro oo   Riix Halkan

Waar yaa mar uun Godka iga soo saara! war yaa ii gargaara oo mar uun gacanta i soo qabta! war aaway dadkii naxariisan jirey, war ii naxariista! war god baa i sii liqaya!

Haddii markaan keliya la i soo bixiyo mar dambe ha i soo bixinina , war maad in yar uun gacanta ii taagtaan, miyeydnaan ii jeedin ...Riix Halkan.

Ninna shaah buu shuban waayey, ninna shaarkaa ku yaraaday!! Bal mucjisadan eega, oo kaafkan iyo kala dheeridan dunidan taalla eega, waa heerarka noloshu kala tahaye, adiga oo hoyan waayey ma laguu soo hoydey, waa caloolxumo iyo caloolyoowe

onlineBal Riix oo Daawo lambarradan isku xiga midba mar1 2 3 4 5 6 7 8 9  10 11 12

Alla Qurbuhu ma sidaan baa?! Bal eeg ihaanada qurbaha ku haysata, soomaali saharaf ku lahaa jirey dalkoodii hooyo, oo fadhiga looga kici jirey, daawo oo dhegeyso codadkooda oo Riix Halkan


mainNinkan qurbaha ku waashay

waa kan abaalka qurbuhu ee Daawo oo Riix Halkan.

Hooyooooy, maxaad Faro la'aan iigu dhali weysey, faruhu way i dhibeene? waa dhibaatada faraha la isaga qaado dalaka Yusub

ee bal caloolxumada taalla meeshaas ee gaar ahaan soomaalida ka haysata ka bogo oo   Riix Halkan.

Ceelka Yamaarugle iyo Dr. Axmed Max'ed Mahdi

oo noo soo gudbiyey Sawirrada Ceelka Yamaarugle, Gadoon, Dh/Mareeb iyo goobo fara badan, waxana nooga soo gudbiyey Dr-ka Mudane Xasan Macallin M. Axmed Nabadwaa, haddaba Daawo oo Riix Halkan.

     Roog lugu iibsaday 5.5 Dollar!!

Roogan oo aan sidaa u weyneyn, ayaa nin ku iibsaday Lacata intaa la eg, haddaba sida ay arrintani ku dhacday ka bogo ooRiix Halkan.

onlineNinka Adduunka ugu dheer iyo Naagtiisa!

Ninka aduunka ugu dheer Bao Xishun oo 56 jir ah una dhashay dalka Shiinaha ayaa ... Riix Halkan.

Gabadhisa ayaa 7 Carruur ah u dhashay

Ninkani Gabar uu dhalay ayuu qabay muddo 24 sano ah, ee bal Sawirradiisa daawo oo Riix Halkan.

eeg dhibaatada haysata gabadhan soomalaiyeed?

Waa mucjiso nalagu imtixaanayo ee ilaahey gabadhaan caafimaad uma weyn oo cudurkaba isagaa abuuray ee bal mucjisadan akhri ooRiix Halkaan.

Hoyataye allow hooyadey 08-12-2004
Keli Hodon keligi hayste aan lugula haamboorin
hadduu horin u hiishiyo hadduu uunka wada haysto
midad hiiftay baan weligi helin wuxu u haaraaye
Sii Akhri

Waa naag isku dayday in ay

nin noqoto, iskuna durtay cirbado hormoonaha ragga ah, aakhirkiise waxa dhacday in ay calooshu geedkaas la ekaato, ugana dhaadhiciso dadka in ay tahay nin uur yeeshay, Daawo sawirrada oo Riix Halkan

مـن ســنّ سـنّـة حـسـنـة

Maasha allaah, bal u fiirso sida ay shirkadda Telesom isugu guurisay 21 Wiil iyo 21 Gabdhood oo ah shaqaalaheeda, waa sunno xasan ah ee tolow ma ku dayan doonaan shirkadaha kale mise ... Daawo sawirrada oo  Riix Halkan

 Qaadka iyo Qurbaha!!

Garannay in uu Qaadku la degay Bulshadeennii soomaaliyeed ee miyaad war ka haysaa dhibaatada uu Qaadka ku hayo kuwii naf la cararkii Qurbaha ku tegey, ka bogo oo  Riix Halkan.

Ma allaa dulleeyey mise iyada ?

Goormay Soomaalidu ka gudbi doontaa Cudurka Qabiilka ee dullaystay, bal si aad uga jawaabto su'aashaas sheekadaan dhuux ee bal qiyaas waqtigaasRiix Halkaan. 

Waar xabbaddu waa lacage ...

Dab ku dhalaali kuwan, maxaad xabbadda inagaga qasaarinaysaa, lacagta aannu ku khasaarinaynose maannu ku qayilno, sheekadan oo ah dhacdooyin ka dhaca xabsiyada soomaalida ka bogo ooRiix Halkan

Shilalkii ugu xumaa


Xujo & Mucjizo

Biyahoo harraad gubahayoo gal u arooraaya!

Qorraxdoo ha lay gubo lahoo Garab ka taahaysa!

Gammaankii Fardood oo Dameer Ganac ka hooseeya!

Naagahoo Garnaqi iyo Raggoo Guudka xiranaaya!

Geeridoon wax dilin oo Ninkii go'a u ooyaysa!

Nin Gu' jira Garaadna an yarayn oo Garku caddaaday!

Cirkoo guuri Ciiddoo gilgilan Dhagaxyadoo goohi!

Gobya Yicib Galool iyo Maraay Geedo tiro dhaafay

een Samada guudkeeda jirin ciiddana an gaarin!

Nin Cibaado gaariyo Ninkii Gabay ahaw sheega?

haddii kale anbaa garanayee soo gadaal celiya.


M.A/Smd

Abtiyow Cismaanow.
Afeef Hore
Afar waa Mahiigaan.
Allow yaa Cid aan
Allow yaa Gabooyaha.
Allow yaa Bishaar.
Allow yaa Abwaan
Allow yaa Xuseen.
Caleen Jaad.
Camaara
Caytamow Namiimow.
Cismaan & Ugaasow.
Dabar Go'iinnii.
Dhegaha daarshe.
Dhoohane.
Diimihiinnu badanaa.
Docda iyo Jufada.
Dulmi loo garbiyo.
Eebo Jaawira.
Faham ina Ugaas Nuur.
Farxiyo.
Gawskaaga.
Googoos.
Googooskii Yaman 05-07-2004.
Habaryarey Adaa Hooyo.
Hormuudey Hortaa jirey.
Hormuud Hooyadeed.
Hormuudkii Isgaarsiinta.
Hoyataye Allow Hooyadey.
Huluqa loo Heeso.
Idinkaa yaboohsha.
Ilaahow Adaa ii Allaa.
In Qabiilku Naabaal.
Inta Naago yeeleen.
Ishibaa ku daaweyn.
Iska sugo Buddaadii.
Ismaaciil Wixii kuu Qalma.
Kood Habeennimo.
Labadii Mitir.
Liibaan Digtoonow.
Lxn-Ilaahayow.
Lxn-SalmClykY.
Lxn-RabSalCllXbb.
lxn-RabbiSallCllXb.
Lxn-YanbiSalmClyk.
Maanaa leh?
Macasalaama Buulaay.
Malaysia.
Maqaawiir Gobeed.
Masaafo.
Nin Maqaayad Naag Gesytey.
Nin Jawle
Qabiil waa Ragaad.
Qamandhaco(Akhri).-Dhegeyso
Qoray is Maris.
Reer Geelle Tuur.
Reer Maano Coobbiro.
Safiyaay haddaad.
Safiyay Dalkeyga.
Sandareer.
Seed ku qaramaysay.
Shaafici Adeer.
Shabaqa soo geli.
Soomaali Dammaney.
Soomalaay Khasaartay.
Soomaali Dhoohane.
Suul Dhabaandhabo.
U Dirnaxa Dameeraha.
Waan wehsanayaa.
Waxaro Guureyn.
Xaaji Xasan.
Xaliimaa Ballaysay.
Xamze.
Xalwo Hilaal.
Xasan ina Adeerkii.
Xasan-Weli.
Xiddigaha.
Xubin baad i kala saartay.
Xuseenow Xilliga.
Yaa rogay Dareenkii?
Yamyamow.

Dhoodaan

1-Alla-Tuug (1974).
2-Aweytin.
3-Callaamo.
4-Daba la' (1976).
5-Dalxiis geyn.
6-Dhab ka Hadal.
7-Dhugasho (1972).
8-Digasho.
9-Durraaqsi.
10-Falaadkii.
11-Feero Dhagaxsaar (1963).
12-Furdaamis (1980).
13-Gardarro.
14-Garnaqsi (1974).
15-Gocasho.
16-Ha Midowdo.
17-Ha u liicinaay.
18-Oddoros.
19-Halgaad (1979).
20-Higlo.
21-Is Weydiin.
22-Jag iyo Luuf.
23-Jilbo Riiq (1973).
24-Jeeraaro (1973).
25-Likaaco.
26-Mardabaalow.
27-Maxaa iigu jira (1968).
28-Mujaahid.
29-Ogaysiis.
30-Qalbi Karbaash.
31-Qarjac Muudle, Jawaab.
32-Qaydaraan Surad, Abdi iidaan.
33-Qodob.
34-Saleello.
35-Shaamareer.
36-Takartii Maroodiga liqday.
37-Toosoo kacaay (1962).
38-Tusaale.
39-Uguma Maadeyn.
40-Uneexo (1962).
41-Uus duugad.
42-Waa la Mulkiyey.
43-Xaajadii.
44-Xaawo iyo Aadan.
45-Xullub Socod (1972).
46-Xuuraa Baf.
47-Yaa dirsaday?.
48-Yaa Kasbaday?.

Comments